Wararka Maanta

Sheekh Shariif oo goordhaw si adag uga hadlay xarig caawa Muqdisho loogu geystay Nabadoono

Sheekh Shariif oo goordhaw si adag uga hadlay xarig caawa Muqdisho loogu geystay Nabadoono

SEP 26, 2025

 Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa goordhow shaaciyay in Nabadoonada jufadiisa ah la xiray, islamark...

Warkii oo dhan »
Mucaaradka oo ku adkeesanaya inay banaanbax nabadeed ay ku qabanayaan Muqdisho

Mucaaradka oo ku adkeesanaya inay banaanbax nabadeed ay ku qabanayaan Muqdisho

SEP 26, 2025

 Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Waxaa sii kordhaya xiisadda siyaasadeed ee magaalada Muqdisho, iyadoo mucaaradka dalka ay ku adkeysanayaan in ...

Warkii oo dhan »
Trump oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka dalbaday in dib loo soo celiyo Ilhaan Omar, iyo Ilhaan oo ka jawaabtay

Trump oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka dalbaday in dib loo soo celiyo Ilhaan Omar, iyo Ilhaan oo ka jawaabtay

SEP 26, 2025

 Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald J. Trump, ayaa markale ku celiyey weerarro afka ah oo uu ku qaaday xildhibaana...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirkii 6-aad ee Agaasimeyaasha Maaliyadda Cimilada Afrika oo Kampala lagu soo gabagabeeyay

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirkii 6-aad ee Agaasimeyaasha Maaliyadda Cimilada Afrika oo Kampala lagu soo gabagabeeyay

SEP 26, 2025

Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Waxaa magaalada Kampala ee dalka Uganda Lagu soo gabagab...

Warkii oo dhan »
Tartanka Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo maanta ka furmaya Muqdisho

Tartanka Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo maanta ka furmaya Muqdisho

SEP 26, 2025

 Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Waxaa galabta oo Jimco ah si rasmi ah uga furmi doona garoonka Ciyaaraha magaalada Muqdisho tartanka Kubadda C...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fartaag “Laamaha amniga Caasimada waxay amar u qabaan cid kasta oo amniga lid ku ah in gacan bir ah ku qabtaan”

Wasiir Fartaag “Laamaha amniga Caasimada waxay amar u qabaan cid kasta oo amniga lid ku ah in gacan bir ah ku qabtaan”

SEP 26, 2025

Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo guddomiya...

Warkii oo dhan »
Siyaasiyiin ka tirsan Mucaaradka oo Saacado u xirnaa laamaha ammaanka oo la sii daayay

Siyaasiyiin ka tirsan Mucaaradka oo Saacado u xirnaa laamaha ammaanka oo la sii daayay

SEP 26, 2025

 Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Mas'uuliyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in ciidammada ammaanka ee dowladda Federaalka Soo...

Warkii oo dhan »
Askar loo haystay inay si sharci darro ah ku saxiixeen qalliin lagu sameeyay Gabar Xaamilo ah oo la sii daayay

Askar loo haystay inay si sharci darro ah ku saxiixeen qalliin lagu sameeyay Gabar Xaamilo ah oo la sii daayay

SEP 26, 2025

 Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa sii daaysay Laba askari oo loo haystay in ay si sharci darro ah ku saxii...

Warkii oo dhan »
Mucaaradka oo Dowladda weydiistay in la sugo ammaanka shacabka goobaha ay dibad baxyadu ku qaban doonaan

Mucaaradka oo Dowladda weydiistay in la sugo ammaanka shacabka goobaha ay dibad baxyadu ku qaban doonaan

SEP 26, 2025

 Jimco, September 26, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa xalay soo saaray warqad rasmi ah oo wargelin ah, taasoo si toos ah ugu...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyay Dhammaadka Mandate-ka Khabiirka Madaxa-Bannaan ee QM ee Xuquuqda Aadanaha

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyay Dhammaadka Mandate-ka Khabiirka Madaxa-Bannaan ee QM ee Xuquuqda Aadanaha

SEP 25, 2025

 Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa si midaysan u ansixiyay go’aan muhiim ah oo lagu dhammeystira...

Warkii oo dhan »