Wararka Maanta
Aadan Madoobe oo si adag uga digay dhaqdhaqaaqyada siyaasiyiinta mucaaradka
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ahna ku...
Warkii oo dhan »Dowladda oo Ciidamo Hubeysan iyo Gaadiid Dagaal ku daadisay Waddooyinka Gala Guryaha Mucaaradka
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn u kordhisay dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee caasimadda iyadoo gaadiid dagaal iyo...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo si adag u cambaareysay tacaddiyo iyo barakicin ay sheegtay inay ka socdaan Muqdisho
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Maamulka Jubaland ayaa si adag u cambaareeyay barakicin iyo tacadiyaddo uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ...
Warkii oo dhan »Ciidamada NISA oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab ka Fuliyay Saddex Gobol oo Dalka ah
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo xaqiijiyay duqayn ka dhan ah Daacish oo uu ka fuliyay buuraha Calmiskaad
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Taliska Ciidanka Dowladda Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ay duqeyn cirka ah ku qaadeen kooxd...
Warkii oo dhan »Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku eedeeyay Mucaaradka inay isku dayeen afgambi dhicisoobay
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul uga hadlay weerarkii hubeysnaa ee shalay k...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay iska hor imaadkii Shalay ka dhacay Muqdisho
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay iska hor imaadkii Shalay ka dhacay a...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo si adag uga horyimid banaanbax ay ku baaqeen Mucaaradka
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa amar k...
Warkii oo dhan »Mucaaradka Soomaaliya oo Mudaharaad Nabadeed ku Dhawaaqay
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay qaban doonaan banaanbax nabadeed maalinta Sabtida ah, kaasi oo ka dh...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Ciidamo Dowladda Soomaaliya katirsan ayaa noo jooga Puntland
Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Puntland ku sugan yihiin...
Warkii oo dhan »