Wararka Maanta
Dagaal Khasaare geeystay oo Ciidamada Dowladda, kuwa Koonfur Galbeed iyo Al shabaab ku dhexmaray Gobolka Bay
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Waxaa saaka waaberigii dagaal culus uu ka dhacay duleedka magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay, kaas oo u dhax...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo ku adkeystay qabashada doorasho waqtigeeda ku dhacda
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku adkeystay inuusan qorsheynayn mud...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 42-aad ee Golaha Guud ee ICAO
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qeyb g...
Warkii oo dhan »Duqeyn ka dhacday degmada Moqokori oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kaa...
Warkii oo dhan »Odayaal Dhaqameedyo kasoo jeeda Ceelwaaq oo ka shekeeyay dhibaatadii ay kala soo kulmeen Al Shabaab
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Shan odeyaaal dhaqameed ee ka tirsanaa madax-dhaqameedka deegaanka Ceelwaaq, kuwaas oo u afduubnaa kooxda Al-...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Dalka ku Soo Celisay 173 Muwaadiniin Laga Soo Daayay Xabsiyo ku Yaalla Libya
Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 173 muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa xa...
Warkii oo dhan »Nuuraadiin Ibraahim Mubaarak oo Lagu Xukumay Ganaax Lacageed Sababo la Xiriira Canshuur-Diidnimo
Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun lacageed ku ridday ganacsade Nuuraadiin Ibraahim Mubaarak, kadib markii lag...
Warkii oo dhan »Mid kamid ah saraakiishii Puntland ee hoggaaminayay dagaalka Daacish oo qarax lagu dilay
Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Taliyihii Guutada 2aad ee ciidanka difaaca Puntland ee Daacish kula dagaalamaya Buuraleyda Calmiskaat, ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka Astaynta dowladnimada Falastiin
Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya ee Qa...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Serbia oo kala saxiixday heshiis iskaashi Diblumaasiyadeed
Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Wasiiradda arrimaha dibadda dowladdaha Soomaaliya iyo Serbia Cabdisalaan Cabdi Cali iyo dhiggiisa dalka Serb...
Warkii oo dhan »