Wararka Maanta

Seddex ruux oo maanta siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Muqdisho

Seddex ruux oo maanta siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Muqdisho

FEB 07, 2007

Arbaco, Febraayo07,2007(HOL): Seddex Ruux oo rayid ah ayaa maanta siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Muqdisho, iyadoo dilkoodana ay ka dambeeyee...

Warkii oo dhan »
Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka oo Todobaadka soo socda Hawada soo geli doonta

Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka oo Todobaadka soo socda Hawada soo geli doonta

FEB 07, 2007

Talaado, February 07, 2007(HOL):Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA-da ayaa ku howlan howlgelinta qeyb ku hadli doonta Afka Soomaaliga, taasi oo laga dh...

Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo ay ku soo badanayaan Qaraxyada, Dilka iyo Af-duubka

Magaalada Muqdisho oo ay ku soo badanayaan Qaraxyada, Dilka iyo Af-duubka

FEB 07, 2007

Talaado, February 07, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho Maalmahan xaalkeeda caadi ma ahan, nabadgelyo la isku haleyn karana kama jirto, waxaa ka dhaca dil...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiirrada

Ra’iisal Wasaare Geedi oo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiirrada

FEB 07, 2007

Talaado, February 07, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa xalay wareegto uu soo saaray waxa...

Warkii oo dhan »
Madfac Hoobiye ah oo lagu dhuftay meel u dhow Xarunta Madaxtooyada Muqdisho

Madfac Hoobiye ah oo lagu dhuftay meel u dhow Xarunta Madaxtooyada Muqdisho

FEB 06, 2007

Talaado, February 06, 2007(HOL): Madfac Hoobiye ah oo aan la ogeyn meel laga soo tuuray ayaa saakay barqadii ku dhacay meel u dhow Xarunta Madaxtooyad...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxkamadaha Islaamka Gobollada Jubbooyinka oo isagoo dhaawac ah saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo

Guddoomiyihii Maxkamadaha Islaamka Gobollada Jubbooyinka oo isagoo dhaawac ah saxaafadda kula hadlay Magaalada Kismaayo

FEB 06, 2007

Talaado, February 06, 2007(HOL): Guddoomiyihii Maxkamadaha Islaamka Gobollada Jubbooyinka Axmed Shiikh Maxamed Islaan oo ku dhaawacmay duqeyntii ay di...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Dalalka Carabta iyo Beesha Caalamka ka codsaday in ay taageero dhaqaale u fidiyaan  Dowladda Federaalka

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Dalalka Carabta iyo Beesha Caalamka ka codsaday in ay taageero dhaqaale u fidiyaan Dowladda Federaalka

FEB 06, 2007

Talaado, February 06, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa baaq u jeediyay Dalalka Carabta iyo kuwo kale ...

Warkii oo dhan »
Ma Dhab baa in Qaraxyo laga abaabulayo gudaha Magaalada Beledweyne?

Ma Dhab baa in Qaraxyo laga abaabulayo gudaha Magaalada Beledweyne?

FEB 06, 2007

Talaado, February 6, 2007(HOL): Taliyaha ciidamada Booliska ee Gobalka hiiraan  Col. Xuseen Shugri Axmed ayaa sheegay in laga war helay in gudaha...

Warkii oo dhan »
UN-ka oo Walaac ka muujiyay Caruurta ku dhimaneysa isku dhacyada hubeysan ee ka jira Soomaaliya

UN-ka oo Walaac ka muujiyay Caruurta ku dhimaneysa isku dhacyada hubeysan ee ka jira Soomaaliya

FEB 06, 2007

Talaado, February 6, 2007(HOL): Sarkaal sare oo u hadlay Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan daryeelka Caruurta ee UNICEF Mr. Christian Balslev-Ole...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay Dagaal Maanta  ka dhacay Degmada Guriceel

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal Maanta ka dhacay Degmada Guriceel

FEB 05, 2007

Axad, Feb, 5 2006 (HOL)   Wararka ka soo baxaya Degamada Guri-ceel ee Gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in xaaladu dagen tahay ka dib dagaal ...

Warkii oo dhan »