Wararka Maanta
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka socday Kooxda JNA oo Baydhabo shir ku yeeshay
Isniin, February 05, 2007(HOL): Waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Wasiirrada ee Magaalada Baydhabo xubno metelayay Xukuumadda Federaalka So...
Warkii oo dhan »
Kulan looga hadlayo Dib u Heshiisiinta iyo Hub ka dhigista Soomaaliya oo maanta Muqdisho lagu qabtay
Isniin, February 05, 2007(HOL): Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka ayaa saakay ka furmay Hotelka KAAH ee magaalada M...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in aanu jiri doonin shir dib u heshiisiin ah oo lagu qabanayo Dalka Dibaddiisa
Isniin, February 05, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in uusan jiri doonin s...
Warkii oo dhan »
Dekedda weyn ee Muqdisho oo xalay la weeraray
Isniin, February 05, 2007(HOL): Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa weeraray kooxo hubeysan oo aad u hubeysnaa, inkastoo aan la sheegi...
Warkii oo dhan »
Muraayo Nuur Cali oo heshay Daweyn Dibadda ah
Axad, February 04, 2007(HOL): Muraayo Nuur Cali oo 10 sano jir ah ayaa heshay daweyn dibadda ah kadib markii ay muddo afar sanadood ah la xanuunsaneys...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Midowga Afrika oo Muqdisho ku sugan
Axad, February 4, 2007(HOL): Wafdi ka socda Midowga Afrika oo xaqiiqo raadin ah ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho, iyagoo wada hadallo la leh mas...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo Yemen u amba baxay
Axad, February 4, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ka amba baxay magaalada Nairobi oo uu ...
Warkii oo dhan »
Uganda oo ka warbixisay lacagta ay Ciidamadeeda ku helayaan howlgalka ay Soomaaliya ka sameynayaan
Sabti, February 03, 2007(HOL): Dowladda Uganda oo horay u sheegtay in ay Soomaaliya u direyso ciidamo gaaraya 1,500 oo askari ayaa ka warbixisay xuquu...
Warkii oo dhan »
Shiikh Aadan Madoobe oo loo dhaariyay Xilka Guddoomiyenimada Baarlamaanka Sooomaaliya
Sabti, February 03, 2007(HOL): Xaflad ka dhacday magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa maanta xilka guddoomiyenimada Baarlamaanka Soomaaliya loogu dh...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo weli ku adkeysanaya in aysan jirin maxkamado Islaam oo Wada hadallo lala sameeyo
Sabti, February 03, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta warbixin siinayay Xildhibaanada Baarlamaank...
Warkii oo dhan »