Wararka Maanta
Shiikh Shariif oo Maamullada Puntland iyo Somaliland ugu baaqay in ay ka qeybqaataan Jihaadka lala gelayo Ciidamada Itoobiya
Sabti, October 28, 2006(HOL): Guddoomiyaha Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo shalay Fagaaraha Tareebuunka kula hadlayay dadw...
Warkii oo dhan »
Banaanbax Jihaad-doon ah oo Maanta Muqdisho ka dhacay
Hiiraan Online: The Most Trusted Website...
Warkii oo dhan »
Banaanbax Jihaad-doon ah oo Maanta Muqdisho ka dhacay
Jimco, October 27, 2006(HOL): Banaanbaxan oo uu soo qaban qaabiyay Golaha Maxkamadaha Islaamka, isla markaana ka dhacay fagaaraha Tareebuunka ee magaa...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in ay Ciidamada Maxkamadaha Islaamka af-duubteen Xildhibaano u socday magaalada Baydhabo?
Warka oo Cod ah Halkan ka dhegeysoBy: Salaad Xiis, Hiiraan OnlineKhamiis, October 26, 2006(HOL): Warkan ku saabsan in la af-duubtay Xildhibaan Maxamed...
Warkii oo dhan »
Qoysas ku guryo beelay Roob saacado ka da’ayay magaalada Kismaayo
Khamiis, October 26, 2006(HOL): Ku dhawaad tobaneeyo qoys oo degenaa guryo gaboobay oo ku yaala xaafadda Calanlay ee magaalada Kismaayo ayaa ku hanti ...
Warkii oo dhan »
Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo muddo 4 bilood ah lagu kordhiyay
Khamiis, October 26, 2006(HOL): Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Baarlamaanka Cusma...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Saakow
Khamiis, October 26, 2006(HOL): Ciidamada Maxakamadaha Islaamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Kismaayo ayaa si nabadgelyo ah ula wareegay Degmada Saak...
Warkii oo dhan »
SHIIKH FAARAX MACALLIN : “Gawaarida Dagaalka ee soo gaaraya magaalada Beledweyn waxaa ay qeyb ka yihiin arrimhii aynu ku soo ballanay mas'uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka”
Khamiis, October 26, 2006(HOL): Maalmihii aynu soo dhaafay oo idil waxaa dadka ku dhaqan Gudaha gobalka Hiiraan siweyn uga fajiciyay Gawaari kuwa daga...
Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo sheegay in ay diyaar u yihiin Ciidamadii ay u diri lahaayeen Soomaaliya
Arbaco, October 25, 2006(HOL): Golaha Ammanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ciidamadii nabad ilaalinta ahaa ee lo...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo seddex wariye ku xirtay Magaalada Baydhabo
Arbaco, October 25, 2006(HOL): Wariyayaashan oo lagu kala magacaabo Mukhtaar Maxamed Catoosh, Maxamed Caddaawe iyo Fahad Maxamed Abuukar, isla markaan...
Warkii oo dhan »