Wararka Maanta
Gabdho Soomaaliyeed oo deeq raashin ah gaarsiiyay Dad soo barakacay oo ku sugan gudaha Soomaaliya
Sabti, October 21, 2006(HOL): Sucaad Shiikh Cali iyo Xabiibo Maxamed oo ku kala nool Dalalka Mareykanka Ingiriiska ayaa waxaa ay kaalmo gargaar ...
Warkii oo dhan »
UNHCR oo ka qeylineysa Tahriibayaal isku biimeynaya Badda Cas
Sabti, October 21, 2006(HOL): Iyadoo uu maamul goboleedka Puntland qaaday tallaabo uu ku joojinayo dadka Tahriibka ee Doomaha ka raaca Xeebaha Boosaas...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo ka hadlay qabsashadii Dowladda Federaalka ee Buur Hakaba
Sabti, October 21, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay iska hor imaadkii saakay Magaalada Buu...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Maleeshiyooyin gacan saar la leh Maxkamadaha Islaamka oo Buur Hakaba ku dagaalamaya
Sabti, October 21, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay saakay halkaas ku dagaalamayaan ciidam...
Warkii oo dhan »
Golaha Aqoonyahannada iyo Siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle oo sheegay in ay qalad ahayd sidii loola dhaqmay Jen. Cali Madoobe
Jimco, October 20, 2006(HOL): Golaha Aqoonyahannada iyo Siyaasiyiinta Beelaha Digil iyo Mirifle oo shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa bayaan ay s...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo Eretrea ku eedeeyay in ay hubeyneyso Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya
Jimco, October 20, 2006(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa ku eedeysay Dowladda Eritrea in ay hubeyneyso Maxkamadaha Islaamka ee la wareegay gacan ku heyn...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo dalbaday in wada hadallada Dowladda iyo Maxkamadaha lagu wareejiyo IGAD
Jimco, October 20, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliyeed C/llaahi Yuusuf Axmed oo ka qeybgalay kulankii Nairobi ka dhacay ee ay soo...
Warkii oo dhan »
Kenya oo ku baaqday in Talaal deg deg ah lagu qaado Xerooyinka Qaxootiga ee dalkeeda ku yaala
Khamiis, October 19, 2006(HOL): Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in Tallaal deg deg ah oo lagu ciribtirayo Cudurka Dabeysha lagu qaado Xerooyin Qaxoo...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo u digay xubno ka tirsanaa Isbaheysigii La-dagaalanka Argagixisada oo Muqdisho dhaqdhaqaaqyo ka bilaabay
Khamiis, October 19, 2006(HOL): Xoghayaha Warfaafinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh C/raxiin Cali Muudeey ayaa sheegay in ay magaalada Muqdisho dhaqdhaq...
Warkii oo dhan »
Culumaa’udiin ka soo jeeda Deegaanada Puntlnad oo Muqdisho u jooga sidii Maxkamadaha Islaamka loo geyn lahaa deegaanadooda
Khamiis, October 19, 2006(HOL): Waxaa maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho Culumaa’udiin ka yimid deegaanada Puntland, kuwaasi wada hadallo la leh ...
Warkii oo dhan »