Wararka Maanta
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo beeniyay in uu ciidamo qarbudaad sameeya u diray Somaliland
Khamiis, October 19, 2006(HOL): Guddoomiyaha golaha shuurada Maxaakimta Islaamka Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa beeniyay jiritaanka warqad uu isagu ku...
Warkii oo dhan »
Kooxda Xiriirka Soomaalida oo Nairobi kula kulmaya mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka
Khamiis, October 19, 2006(HOL): Waxaa maanta ka dhacaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir ay soo qabanqaabisay Kooxda Xiriirka Soomaalida, kaasi o...
Warkii oo dhan »
Ururka Suxufiyiinta Gobolka Hiiraan oo War-Murtiyeed ka soo saaray Qodobadii ay Maxkamadaha Islaamka ka soo saareen Saxaafadda
Arbaco, October 18, 2006(HOL): Ururka isku xirka Suxufiyiinta Gobalka Hiiraan (Hiran Journalists Network) ayaa markii ugu horeysan fadhi uu ka yeeshay...
Warkii oo dhan »
Diblumaasiyiin iyo Khubarro Reer Galbeed ah oo ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka in ay ka qeybgalaan Shirka Khartoum
Arbaco, October 18, 2006(HOL): Diblumaasiyiin iyo Khubarro Reer Galbeed ah oo Arrimha Soomaaliya wax laga warsado ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta Dow...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay xaaladda Dalka Soomaaliya
Arbaco, October 18, 2006(HOL): Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisa...
Warkii oo dhan »
Jen. Cali Madoobe oo weli Baydhabo ku xayiran
Arbaco, October 18, 2006(HOL): Waxaa maalintii afaraad magaalada Baydhabo ku xayiran oo aan siduu doono ugu soc-socon karin Taliyaha Ciidamada Boolisk...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Ciidamadii Col. Barre Hiiraale iyo Tikniko ay wataan oo Maxkamadaha Islaamka isu dhiibay
Arbaco, October 18, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Ciidamadii Col. Ba...
Warkii oo dhan »
Dowladda Jabuuti oo la sheegay in ay dabcisay Mowqifkii ay ka taagneyd Arrimaha Soomaaliya
Talaado, October 17, 2006(HOL):Warar aynu ka helnay ilo diblumaasiyadeed ayaa sheegay in Dowladda Jabuuti uu is-bedel ku yimid mowqifkii ay ku taageer...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo soo daayay nin Oromo ah oo looga qafaalay Magaalada Beledweyne
Talaado, October 17, 2006(HOL): Waxaa xoriyaddiisii dib u helay oo ay ciidamada Itoobiya iska soo daayeen Nin u dhashay Qowmiyadda Oromada oo mar sii ...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga horjeeday Dowladda Itoobiya oo ka dhacay Degmada Buur-Hakaba
Talaado, October 17, 2006(HOL): Magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeeday Ciidamada Itoobiyaanka ah ee l...
Warkii oo dhan »