Wararka Maanta
Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka oo ku heshiiyay in ay is-dhaafsadaan Wufuud Muqdisho iyo Baydhabo booqata
Axad, Sunday, October 15, 2006(HOL): Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Golaha Maxaakiimta ayaa la soo weriyay in ay magaalada Nairobi iskula af-...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Xaflad lagu xusayo caleemo saarkiisa Baydhabo loogu sameynayo
Sabti, October 14, 2006(HOL): Xaflad lagu caleemo saarayo madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta gelinka dambe ...
Warkii oo dhan »
U diyaargarowga Ciidda Soon-fur oo si weyn uga socda Magaalada Muqdisho
Sabti, October 14, 2006(HOL): Suuqyada waa weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa beryahaan waxay ku jiraan mashquul aad u ballaaran, kaasi oo yimid kadib ma...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo xil ka qaadis ku sameeyay Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirrada, kuwo kalena magacaabay
Sabti, October 14, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa wareegto uu xalay soo saaray waxaa u...
Warkii oo dhan »
Waaxda Dhismaha Maxkamadaha Islaamka oo dhistay Bohol weyn oo ka dhex qodantay Wadada Wadnaha iyo Suuqii Xoolaha Wardhiigleey
Sabti, October 14, 2006(HOL): Waaxda dhismaha Maxkamadaha Islaamka ayaa ku guuleysatay in ay buuxiso bohol weyn oo ka dhex qodantay Wadada Laamiga ah ...
Warkii oo dhan »
Maalinta Aragga Caalamka oo Muqdisho laga xusay
Jimco, October 13, 2006(HOL): Waxaa maalintii shalay ahayd oo taariikhdu ay ku beegneyd 12-ka Oktoobar laga xusay magaalada Muqdisho maalinta Ar...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo sheegay in aysan aqoonsaneyn dhamaanba Maamullada Degmooyinka Gobolka
Jimco, October 13, 2006(HOL): Kadib markii ay ku soo laabteen Gudaha gobalka Hiiraan Mas'uuliyiinta Sar sare Maxkamada islaamiga Gobalka oo in muddo a...
Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo shaqaalaheedii joogay koofurta iyo bartamaha Soomaaliya la baxday
Jimco, October 13, 2006(HOL): Qaramada Midoobay ayaa shaqaalaheedii Caalamiga ahaa waxay kala baxday dalka Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada ay ka tal...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo beeniyay in ay weerar ku yihiin Itoobiya
Jimco, October 13, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamka ee ka taliya deegaano dhowr ah oo ku yaala Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxay beeniyeen i...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo soo bandhigay dhaawacyo ka soo gaaray Qaraxii dhawaan lala beegsaday
Arbaco, October 11, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo markii ugu horeysay si faah faahsan uga hadlay Qar...
Warkii oo dhan »