Wararka Maanta
Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxda Golaha Maxaakiimta oo bilaabay Wada Hadallo hoose oo aaney cidna ku kala dhex jirin
Axad, October 08, 2006(HOL): Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Guddoomiyaha Golaha Maxaakiimta Shiikh Shariif Shiikh Axm...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo maamul u sameeyay Gobolka Jubbada Hoose
Jimco, October 06, 2006(HOL): Maamul ka kooban 18 xub oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha gobolka, Gudoomiyaha Degmada, Waaxyadaha Maareynta Dekedda, Gar...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo ku dhawaaqay hal Maxkamad oo loogu hagaagayo Garsoorka Gobolka Banaadir
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Xafladda ku dhawaaqitaanka Maxkamadda ku dhaqanka Shareecadda Islaamka Gobolka Banaadir oo ka socotay Xaruntii Villa S...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo xalay Kulan ku qaatay Magaalada Muqdisho
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan ku wada qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka t...
Warkii oo dhan »
Maxkamadda Islaamiga Al-Bayaan oo howlgal Burcad sifeyn ah ka sameysay inta u dhaxeysa Buur-Hakaba iyo Deynuunaay
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Maxkamadda Islaamiga Al-Bayaan oo ka soo jeeda deegaanada Bay iyo Bakool ayaa maalmahaan ku mashquulsaneyd howlg...
Warkii oo dhan »
Dhoofinta Dhuxusha oo weli sii socota iyadoo Maxkamadaha Islaamka ay mamnuuceen
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Waxaa mar kale si xowli ah u bilaabatay dhoofinta dhuxusha la shito, taasi oo laga sameeyo geedo laga soo jaray dhulka...
Warkii oo dhan »
Maxkamadda Islaamiga Beledweyne oo Ciidamo xoog leh dhigtay Deegaanka Kala-Beyr kadib markii ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku soo dhawaadeen
Khamiis, October 05, 2006(HOL): Tan iyo markii dhawaan dagaal qaraar uu ku dhax maray Deegaanka Kala-Beyr ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Maxkamadda Isla...
Warkii oo dhan »
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo qabtay kulan looga hadlay sida ay u wada shaqeyn karaan Saxaafadda iyo Xiriirkaas
Arbaco, October 04, 2006(HOL): Xaflad Afur iyo Casho isugu jirtay oo uu soo qaban qaabiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa xalay lagu qabt...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo wafdi u dirtay Shir ay Jaamacadda Carabta soo agaasintay oo Nairobi ka dhacaya iyo Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan shirkaas waxba kala socon
Arbaco, October 04, 2006(HOL): Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadaha Islaamka Prof. Ibraahim Xasan Caddow ayaa sheegay in ay maanta wafdi labo xubnoo...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Britain oo Banaanbax cabasho ah ka hor sameeyay Xafiiska Ra’iisal Wasaare Tony Blair
Arbaco, October 04, 2006(HOL): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Britain ayaa banaanbax cabasho ah waxaa ay ka hor sameeyeen xafiiska Ra’ii...
Warkii oo dhan »