Wararka Maanta

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Magaalada Xudur u tegay dhismaha Maamul uu yeesho Gobolka Bakool

AUG 23, 2006

Arbaco, August 23, 2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta magaalada Xudur wa...

Warkii oo dhan »
Golaha Maxkamadaha Islaamka oo ku dhawaaqay in ay furan tahay Dekedda Muqdisho

Golaha Maxkamadaha Islaamka oo ku dhawaaqay in ay furan tahay Dekedda Muqdisho

AUG 23, 2006

Arbaco, August 23, 2006(HOL): Shir jaraa'id oo ay wada jir ugu qabteen gudaha Dekedda weyn ee Muqdisho guddoomiye ku xigeenka Guddiga fulinta Maxkamad...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Barre Hiiraale oo Dadka Jubbooyinka u ballanqaaday in uu xilka ku wareejinayo haddii ay soo dhistaan maamul ay u dhan yihiin

AUG 20, 2006

Axad, August 20, 2006(HOL): Hay’adda Cilmi baarista iyo wada tashiga ee CRD xafiiskeeda magaalada Kismaayo ayaa waxay u qabteen siminaar socon doo...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Barre Hiiraale oo Dadka Jubbooyinka u ballanqaaday in uu xilka ku wareejinayo haddii ay soo dhistaan maamul ay u dhan yihiin

Xildhibaan Barre Hiiraale oo Dadka Jubbooyinka u ballanqaaday in uu xilka ku wareejinayo haddii ay soo dhistaan maamul ay u dhan yihiin

AUG 20, 2006

Axad, August 20, 2006(HOL): Hay’adda Cilmi baarista iyo wada tashiga ee CRD xafiiskeeda magaalada Kismaayo ayaa waxay u qabteen siminaar socon doon...

Warkii oo dhan »
Golaha Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in beelaha Soomaalida ay yihiin shan beelood, isla markaana aysan jirin Beel  Bar ah

Golaha Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in beelaha Soomaalida ay yihiin shan beelood, isla markaana aysan jirin Beel  Bar ah Axad, August 20, 20...

Warkii oo dhan »
Golaha Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in beelaha Soomaalida ay yihiin shan beelood, isla markaana aysan jirin Beel  Bar ah

Golaha Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in beelaha Soomaalida ay yihiin shan beelood, isla markaana aysan jirin Beel Bar ah

AUG 20, 2006

Axad, August 20, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka oo gacanta ku haya magaalada Muqdisho iyo gobollo kale oo ka tirsan Koofurta Soomaaliya ayaa ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo  wada hadal xasaasi ah ku yeeshay Dhinaca Isgaarsiinta

AUG 19, 2006

Sabti, August 19, 2006(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maalintii Khamiistii ay xiriir dhinaca Isgaarsiinta ah wada ...

Warkii oo dhan »
Qabanqaabo loogu jiro in Baydhabo laga furo Bangi Dhexe oo ay leedahay Dowladda Federaalka

Qabanqaabo loogu jiro in Baydhabo laga furo Bangi Dhexe oo ay leedahay Dowladda Federaalka

AUG 19, 2006

Sabti, August 19, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ay halkaas ka socoto qaban qaabada sidii loo furi lahaa bangi dhe...

Warkii oo dhan »
MUUSE SUUDI IYO BASHIIR RAAGE OO  KU SOO FOOL LEH MAGAALADA BAYDHABO

MUUSE SUUDI IYO BASHIIR RAAGE OO KU SOO FOOL LEH MAGAALADA BAYDHABO

AUG 19, 2006

Wararku waxay sheegayaan in iyaga iyo xubno kale oo uu ka mid yahay Maxamed Qanyare Afrax ay suurtagal tahay in ay u soo amba baxaan dhinaca Magaalada...

Warkii oo dhan »
Magacaabista Shan Wasiir oo loo sababeynayo Dib u dhaca ku yimid ku dhawaaqistii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Wararku waxay sheegayaan in wasiirrada ay ku muransan yihiin seddexda mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka ay kala yihiin kuwa qabanaya xilalk...

Warkii oo dhan »