Wararka Maanta
Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab Ka Fuliyay Raaskambooni
Axad, September 14, 2025 (HOL) - Ciidamada Ammaanka ee Jubbaland, gaar ahaan kuwa ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka, ayaa howlgal ballaaran ka sa...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan La Qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Axad, September 14, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa m...
Warkii oo dhan »Feeryahanada Soomaaliyeed Ramla Ali oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho
Axad, September 14, 2025 (HOL) - Feeryahanada caanka ah ee Soomaaliyeed Ramla Said Ahmed Ali, oo loo yaqaan Ramla Ali, ayaa maanta si heer sare ...
Warkii oo dhan »Puntland oo bilowday baaritaanka dilka nabadoon Cabdullaahi Cumar Cabdi
Axad, September 14, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday inay bilowday baaritaan ku saabsan sababihii ka dambeeysay duqayntii shalay lagu dilay na...
Warkii oo dhan »Qoyska caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi oo sheegay in caaqilka kaligiis lagu beegsaday duqaynta lagu dilay
Axad, September 14, 2025 (HOL) - Qoyska Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi, oo shalay lagu dilay duqayn ay fulisay diyaarad dagaal oo aan la garanay...
Warkii oo dhan »Maxaabiis nolol looga qabtay Al-shabaab iyo hub badan oo lagu soo bandhigay degmada Ceeldheer
Axad, September 14, 2025 (HOL) - Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa galinkii dambe ee Shalay kusoo bandhigay gudaha degmada Ceeldheer ee gobolka G...
Warkii oo dhan »Tirada Al-shabaab looga dilay dagaalkii Shalay ka dhacay degmada Ceeldheer oo sii korortay
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay weerarkii culusaa ee aroornimadii hore ee shalay ka dhacay degmada Cee...
Warkii oo dhan »Nabadoon kamid ahaa odayaasha dhaqanka degmada Badhan oo ku geeriyooday duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Sanaag
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Nabadoon Cumar Cabdillaahi Cabdi, oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee gobolka Sanaag, gaar ahaan degmada Badh...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Xarunta Cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta si r...
Warkii oo dhan »Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la shaaciyay xiliga uu Furmayo
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in kalfadhiga...
Warkii oo dhan »