Wararka Maanta
Ciidamo ku Dhaawacmay Dagaalkii Ceeldheer oo La keenay magaalada Muqdisho
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Ciidamada Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Ceeldheer, gobolka Galgaduud ee dow...
Warkii oo dhan »Xildhibaano iyo masuuliyiin Isbitaalka ku booqday askartii kusoo dhaawacantay dagaalkii Ceeldheer
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa isbitaalka xoogga ku booqday cii...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday Mashruuc Ka hortagga Isticmaalka Qaraxyada Gacanta Lagu Sameeyo (IEDs) ee Bariga Afrika
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Argagixisada (UNOCT) ayaa ku dhawaaqay inuu bilaabayo mashruuc cusub oo...
Warkii oo dhan »FIFA oo diidi karta soo jeedinta Algeria ee ay ku doonayso inay ku martigeliso xulka Soomaaliya gudaha dalkooda
Sabti, September 13, 2025 (HOL) - Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) ayaa u muuqda inuu wiiqayo qorshayaashii xulka qaranka Algeria ka hor l...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Gaashandhiga oo faah faahin kasoo saartay khasaaraha ka dhashay Dagaalkii ka dhacay Ceeldheer
Jimco, September 12, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciid...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerar Qaraxyo ku bilowday oo Al shabaab ay ku qaadeen Degmada Ceeldheer
Jimco, September 12, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Ceeldheer ee bariga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus uu saakay...
Warkii oo dhan »UK: Nin Soomaali ah oo ka badbaaday xabsi kadib markii uu candhuuf ku dhuftay booliis
Jimco, September 12, 2025 (HOL) - Shaafi Mohamed, oo 30 jir ah kana yimid Soomaaliya, ayaa ka badbaaday xabsi kadib markii uu Candhuuf ku tufay ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo duqayn ka dhan ah Daacish ka fuliyay tigga Baalade ee buuraha Calmiskaad
Jimco, September 12, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday ururka Daacish oo saldhigyo qarsoodi ah ku leh Togga Baalad...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Golaha ammaanka QM ka hor sheegtay in Israa’iil ay ku xadgudubtay madax banaanida dalka Qatar
Jimco, September 12, 2025 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Abubakar Cismaan Baalle, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Israa’ii...
Warkii oo dhan »Kenya oo ka digtay caqabadaha dhaqaale ee haysta howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya
Jimco, September 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya, Musalia Mudavadi, ayaa shaaca ka qaaday isagoo jeedinayay warbixin dublamaasiyad...
Warkii oo dhan »