Wararka Maanta
Puntland oo gacanta ku dhigtay labo nin oo Itoobiyaan oo la sheegay inay katirsan yihiin Daacish
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay laba nin lagu tuhunsan yahay inay yihiin xubno ka tirs...
Warkii oo dhan »Madaxa Howlgalka AUSSOM oo isbitaalo ku yaala Kenya ku booqday Askartii kaga dhaawacantay Bariire
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Danjire El-Hadji Ibrahima Diene, oo ah Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya isl...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Beesha Caalamka ka dalbatay Malaayiin Lacag ah si ay uga hortagto saameynta isbadalka Cimilada
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale ka hadlay halista ay isbeddelka cimiladu ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka biya xireenka Itoobiya ay ku sameeysay Wabiga Nile
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay xafladda rasmiga ah ee furitaanka biyo-xire...
Warkii oo dhan »Wiilal dhalinyaro ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay duleedka magaalada Baledweyne
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Kooxo hubeysan oo la tilmaamay iney burcad ayaa saakay aroornimadii hore ku dilay duleedka magaalada Baledwey...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo difaacday Jaamacadda Carabta kaddib Eedeyntii Itoobiya
Talaado, September 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa difaacay Jaamacadda Carabta kadib markii safiirka Itoobiya ee Soomaal...
Warkii oo dhan »Puntland oo diiday nidaamka fiisaha Online-ka ee ay soo rogtay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ka hortimid nidaamka fiisaha Online-ka ee dhawaan ay hirgelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ...
Warkii oo dhan »Somaliland: Saddex Carruur ah oo Ku Dhintay Guri Ku Gubtay Magaalada Burco
Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Saddex carruur ah oo walaalo ah ayaa ku nafwaayay dab ka kacay guri ku yaalla magaalada Burco, caasimadda gobo...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay in la dhameystiray dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada Soomaaliya
Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in la dhameystiray dhismaha Hay...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Ku-simaha Madaxweynaha oo La Kulmay Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub
Isniin, September 8, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (...
Warkii oo dhan »