Wararka Maanta
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay in mar kale dib loo bilaabayo Diiwaan galinta Dadweynaha
Axad, September 7, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo bilaabayo diiwaan galinta d...
Warkii oo dhan »Liiban Cali Yarow oo digniin adag u diray Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Axad, September 7, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Jeneraal Liiban Cali Yarrow, ayaa soo saar...
Warkii oo dhan »Hay'adda sirdoonka Puntland oo beenisay in ay ku lug leedahay nin Hargeysa lagu dilay
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Puntland ee PISA ayaa beenisay war maanta lagu faafiyey baraha bulshada,...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo maanta diiwaan galiyay 14 Urur Siyaasadeed
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Qaar ka mid ah xubnahii dhawaan isaga baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee heshiiska la galay dowladda F...
Warkii oo dhan »Madaxweyne ku xigeenka Puntland: Qofkii Qamri lagu dilo waa inuu noqdaa Dameer baqtiyay
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Puntland ayaa qaati ka taagan dadka isticmaala maandooriyaha, kuwaas oo marka ay ku dhintaan howlgallada hay’...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada Golaha Samata-Bixinta oo Guddoonka Baarlamaanka ku Eedeeyay inay baalmareen Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Golaha Samata-bixinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay xaaladda sharciyeed iyo hannaa...
Warkii oo dhan »Ciidamada Jubbaland oo howlgalo ka dhan Al-shabaab ka fuliyay duuleedka Kismaayo
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo Xalay ilaa saakay waabarigii hore ciidamada Nabadsugidda Jubbaland...
Warkii oo dhan »Guddoomiyihii hore ee xiriirka kubadda cagta Puntland oo lagu xiray Garowe
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Puntland ayaa maanta magaalada Garowe ku xirtay guddoomiyihii hore ee Xiriirka Kubadda Cagta Puntland, Maxamed ...
Warkii oo dhan »Faah faahino dheeraad ah oo laga helaayo Howlgal ay Ciidanka NISA ka Fuliyeen Deegaanka Ceel-dhiiqo Weyne
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal...
Warkii oo dhan »Madaxweyne hore Biixi: Heshiiskii Itoobiya waxa hor istaagtay Afrika… Abiy waxa uu rabay in uu Farmaajo keeno Hargeysa
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobi...
Warkii oo dhan »