Wararka Maanta
Madaxweyne hore Biixi: Heshiiskii Itoobiya waxa hor istaagtay Afrika… Abiy waxa uu rabay in uu Farmaajo keeno Hargeysa
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobi...
Warkii oo dhan »Guddigii ka socday Masar oo soo gabagabeeyay qiimeynta halka la dejin lahaa Ciidamada Masar ee kusoo biiraya AUSSOM
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibra...
Warkii oo dhan »Kenya oo ka hadashay saameynta uu dagaaladi dhex maray Ciidamada Dowladda & kuwa Jubbaland ku yeeshay reer Mandera
Sabti, September 6, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Kipchumba Murkomen, ayaa sheegay in shacabka Mandera ay ku sugan yihiin xaal...
Warkii oo dhan »Xulka Guinea oo Guul Muhiim ah Ka Gaartay Ciyaartii ay la Ciyaareen Xulka Qaranka Soomaaliya
Jimco, September 5, 2025 (HOL) - Xulka qaranka Guinea ayaa guul muhiim ah ka gaaray xulka Soomaaliya kadib markii ay 3-0 uga badiyeen kulan ka tirsa...
Warkii oo dhan »Safiirka cusub ee Soomaaliya oo warqadihiisi aqoonsiga ku wareejiyay Wasiirka arrimaha Dibadda Syria
Jimco, September 5, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo muhiim ah, iyada oo si rasmi ah u magacowday ...
Warkii oo dhan »Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo ka hadlay weerar loogu geystay ciidankooda duuleedka magaalada Kismaayo
Jimco, September 5, 2025 (HOL) - Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa shaaciyay in ciidamadooda lagu weeraray meel...
Warkii oo dhan »Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose
Jimco, September 5, 2025 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaa guutada 14-ka October ayaa howlgalo qorsheysnaa ka fuliyay saacad...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Heshiis Hordhac ah ka Gaaray Iskaashi ku Saabsan AI iyo Teknoolojiyadda Hawada Sare
Jimco, September 5, 2025 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku heshiiyey inay horumariyaan qaab-dhismeed wada-j...
Warkii oo dhan »Naadiga Dowladda Hoose ee Xamar oo dhibic muhiim ah ka qaatay Ciyaartoodi Ugu Horaysay ee CECAFA Kagame Cup 2025
Jimco, September 5, 2025 (HOL) - Kooxda haysata horyaalka Somalia Premier League, Mogadishu City Club, ayaa dhibic muhiim ah ka soo hoyday kulan...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Soomaaliya waxay ku fogaantahay in ay maalinba meel nabad ah colaad ka abuurto
Khamiis, September 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay colaa...
Warkii oo dhan »