Wararka Maanta

Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo lagu xiray magaalada Laascaanood

Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo lagu xiray magaalada Laascaanood

SEP 04, 2025

 Khamiis, September 4, 2025 (HOL) - Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xiray ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo kamid ahaa musharaxiinta iskusoo ...

Warkii oo dhan »
Masar oo ku eedeysay dowladda Itoobiya inay shaki gelinayso ciidamadeeda ka qeybgalaya howlgalka AUSSOM

Masar oo ku eedeysay dowladda Itoobiya inay shaki gelinayso ciidamadeeda ka qeybgalaya howlgalka AUSSOM

SEP 04, 2025

 Khamiis, September 4, 2025 (HOL) - Dowladda Masar ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii safiirka Itoobiya ee uu ku duray ciidamada Masar ee la ...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo la sheegay in horumar dhanka ammaanka ah ay sameeysay iyo Dowladda oo soo dhoweeysay

Soomaaliya oo la sheegay in horumar dhanka ammaanka ah ay sameeysay iyo Dowladda oo soo dhoweeysay

SEP 04, 2025

 Khamiis, September 4, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa horumar muuqda ka sameysay dhinaca ammaanka iyadoo lagu qiimeeyay kaalinta 151-aad ee liiska ...

Warkii oo dhan »
La taliyaha amniga Qaranka oo madaxda AUSSOM kala hadlay istiraatiijiyada dagaalka Kooxda Al shabaab

La taliyaha amniga Qaranka oo madaxda AUSSOM kala hadlay istiraatiijiyada dagaalka Kooxda Al shabaab

SEP 04, 2025

 Khamiis, September 4, 2025 (HOL) - Madaxa Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Amb. El Hadji Ibrahima Diene, ayaa kulan rasmi ah la ...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo ballan qaaday in uu kordhin doono taageerada milateri ee Soomaaliya

Mareykanka oo ballan qaaday in uu kordhin doono taageerada milateri ee Soomaaliya

SEP 04, 2025

 Khamiis, September 4, 2025 (HOL) - Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan dheer oo dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, i...

Warkii oo dhan »
NISA oo faahfaahin ka bixisay howlgal lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

NISA oo faahfaahin ka bixisay howlgal lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

SEP 04, 2025

 Khamiis, September 4, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska HayĆ”dda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu...

Warkii oo dhan »
Senator Ali Roba: Ciidamada Jubbaland waxay khatar ku yihiin Mandera iyo madaxbannaanida Kenya

Senator Ali Roba: Ciidamada Jubbaland waxay khatar ku yihiin Mandera iyo madaxbannaanida Kenya

SEP 04, 2025

 Khamiis, September 4, 2025 (HOL) - Senator-ka Mandera, Ali Roba, ayaa sheegay in magaalada Mandera ay soo galeen ciidamo ka tirsan Jubbaland, ta...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cirro: Cidkasta oo Somaliland kusoo xadgudubta guryahooda ayaanu ugu tagi doonaa

Madaxweyne Cirro: Cidkasta oo Somaliland kusoo xadgudubta guryahooda ayaanu ugu tagi doonaa

SEP 03, 2025

 Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin is xigxiga o...

Warkii oo dhan »
Maraykanka: Guddiyo soo jeediyay in Somaliland laga qaado digniinta safarka ah

Maraykanka: Guddiyo soo jeediyay in Somaliland laga qaado digniinta safarka ah

SEP 03, 2025

 Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Guddoomiyayaasha labo guddi oo Golaha Wakiilada Mareykanka u qaabilsan la dagaallanka Xisbiga Shuuciga Shiinah...

Warkii oo dhan »
Taliyaha cusub ee Africom oo Madaxda Howlgalka AUSSOM kala hadlay xoojinta dagaalka Al-shabaab

Taliyaha cusub ee Africom oo Madaxda Howlgalka AUSSOM kala hadlay xoojinta dagaalka Al-shabaab

SEP 03, 2025

 Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin Anderson, ayaa booqashadiis...

Warkii oo dhan »