Wararka Maanta
Norway oo ballanqaaday inay kordhinayso taageerada bani’aadamnimada ee Soomaaliya
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Xukuumadda Oslo ayaa si cad u muujisay sida ay uga go’an tahay in ay xoojiso iskaashiga labada dhinac, iyad...
Warkii oo dhan »Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaya in Xalay deegaanka Wes...
Warkii oo dhan »Nabdoon Caan ahaa oo lagu dilay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ayaa Xalay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ku dilay Nabadoon...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh iyo raysal wasaare Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyne Firdhiye
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxwey...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo howlgalo qorshaysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 19-aad iyo 25-aad ayaa howlgalo qorsheysan ka same...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda Ciidanka Masar oo gaaray Jowhar si ay ugu kuur galaan xaaladda amniga ka hor imaanshaha ciidamada Masar
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qalabka Sida ee dalka Masar ayaa gaaray magaalada Jowhar, xar...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ku bixiyay in iskuulada lagu xiro Calanka Soomaaliya
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Maamulka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa faray dhammaan dugsiyada ku yaalla caasimadda Muqdisho inay muujiy...
Warkii oo dhan »UK: Magangelyo-doon Soomaali ah oo dalbaday in dib loogusoo celiyo dalkiisa sababo amni
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Xiisadaha ka dhanka ah dadka soo-macaajiriinta ayaa maalmahan sare u kacay gudaha UK, gaar ahaan magaalada Nun...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ku baaqday wadahadal Qaran oo lagu xalinaayo khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka jira
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in badbaadada dalka ay ku jirto wadashi qaran o...
Warkii oo dhan »Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo shil baabuur ku geeriyooday
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac), oo kamid ahaa fanaaniinta ugu caansan geyiga Soomaalida, gaar ahaan si we...
Warkii oo dhan »