Wararka Maanta

Taliyaha cusub ee Africom oo Madaxda Howlgalka AUSSOM kala hadlay xoojinta dagaalka Al-shabaab

Taliyaha cusub ee Africom oo Madaxda Howlgalka AUSSOM kala hadlay xoojinta dagaalka Al-shabaab

SEP 03, 2025

 Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin Anderson, ayaa booqashadiis...

Warkii oo dhan »
Maleeshiyaad hubeysan iyo ciidamo Booliis ah oo ku dagaalamay magaalada Baledweyne

Maleeshiyaad hubeysan iyo ciidamo Booliis ah oo ku dagaalamay magaalada Baledweyne

SEP 03, 2025

Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad kooban oo barqanimadii maanta ka dhacay Xaafada Buundoweyn ee Mag...

Warkii oo dhan »
Meydka Gabar Soomaali ah oo laga helay Hoteel ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Meydka Gabar Soomaali ah oo laga helay Hoteel ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

SEP 03, 2025

 Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Waxaa subaxnimadii Isniinta laga helay meydka Farxiyo Axmed, oo ah gabar Soomaaliyeed, gudaha qol ku yaalla ho...

Warkii oo dhan »
Howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsana kooxda Al-shabaab

Howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsana kooxda Al-shabaab

SEP 03, 2025

 Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda iyo  Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo garab ka helaya kuwa saa...

Warkii oo dhan »
Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia oo isla meel dhigay sameeynta dhoolatus ciidan oo kor loogu qaadayo xiriirka labada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia oo isla meel dhigay sameeynta dhoolatus ciidan oo kor loogu qaadayo xiriirka labada dal

SEP 03, 2025

 Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay Wasiirka Difaaca Se...

Warkii oo dhan »
Austria oo markii ugu horreysay 20 sano kadib Soomaali ku celisay dalkooda

Austria oo markii ugu horreysay 20 sano kadib Soomaali ku celisay dalkooda

SEP 03, 2025

 Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Austria ayaa markii ugu horreysay muddo ku dhow labaatan sano ah Soomaaliya dib ugu celisay laba qof oo Soomaa...

Warkii oo dhan »
Cali Balcad: "Turkigu wuxuu Soomaaliya la joogay marxalad kasta oo ay soo martay"

Cali Balcad: "Turkigu wuxuu Soomaaliya la joogay marxalad kasta oo ay soo martay"

SEP 02, 2025

 Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad) ayaa Maqaal uu qo...

Warkii oo dhan »
Booliska Soomaaliyeed oo Gubay 250 Kartoon oo Daroogo ah

Booliska Soomaaliyeed oo Gubay 250 Kartoon oo Daroogo ah

SEP 02, 2025

 Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shaaciyay in meel ...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo wareysiyada fiisaha socdaalka ee Soomaalida u wareejiyay safaaradda Nairobi

Mareykanka oo wareysiyada fiisaha socdaalka ee Soomaalida u wareejiyay safaaradda Nairobi

SEP 02, 2025

 Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo 1-da Nofeembar 2025 dhammaan wareysiyada fiisaha socda...

Warkii oo dhan »
Norway oo ballanqaaday inay kordhinayso taageerada bani’aadamnimada ee Soomaaliya

Norway oo ballanqaaday inay kordhinayso taageerada bani’aadamnimada ee Soomaaliya

SEP 02, 2025

 Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Xukuumadda Oslo ayaa si cad u muujisay sida ay uga go’an tahay in ay xoojiso iskaashiga labada dhinac, iyad...

Warkii oo dhan »