Wararka Maanta
Itoobiya oo heshiis iskaashiga dhinaca difaaca ah la saxiixatay dalka Uganda
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Dowladaha Itoobiya iyo Uganda ayaa wada galay heshiis is afgarad ah oo looga gol leeyahay in sare loogu...
Warkii oo dhan »ONLF oo ka hadashay dhaca ay Ciidamadu ku hayaan xoolaha nool ee loo iib geeyo magaalada Jigjiga
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Ururka ONLF ayaa markii u horreysay waxa uu ka hadlay xaaladda uu ku sugan yahay Dowlad degaanka Soomaalida, ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo walaac ka muujisay khatarta ka dhalan karta weerarada Xuutiyiinta ee maraakiibta mara Badda Cas
Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Ambassador Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka dhawaajiyay walaaca ay Soomaaliya...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir muhiim ah uga qeyb galaya dalka Kenya
Talaado, February, 27, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda u...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi: Dilalkan lasoo sheegayaa waa wax inagu ugub ah
Talaado, February, 27, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka qaybgalay aaska Axmed Aadan Cabdiraxmaan, oo dhawaan maydki...
Warkii oo dhan »Shirkadda Qatar Airways oo ka hadashay shil ay diyaaraddooda ku gali lahayd hawada Soomaaliya
Talaado, February, 27, 2024 (HOL) - Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Qatar Airways ayaa Axadii ka badbaaday shil ay hawada ku wada ...
Warkii oo dhan »Ganacsatada xoolaha nool ee magaalada Jigjiga oo la dhibaateysan dhac ay Ciidamadu ku hayaan xoolahooda
Talaado, February, 27, 2024 (HOL) - Maalmihii u dambeeyay waxaa Dowlad degaanka Soomaalida ka jirtay xiisad ka dhalatay xoolaha nool ee loosoo i...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya nin ganacsade ah oo lagu dilay Muqdisho
Talaado, February, 27, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil galinkii dambe ee Shalay loogu geystay nin ganacsade ahaa Suuqa Seyb...
Warkii oo dhan »RSF oo bayaan kasoo saartay go’aankii maamulka Puntland uu ku musaafuriyay weriye Jamaal Cusmaan
Talaado, February, 27, 2024 (HOL) - Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lahayn (RSF) ayaa cambaareeyay go’aankii uu maamulka Puntland ku musaafur...
Warkii oo dhan »