Wararka Maanta
Howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa maanta howlgal qorshaysan oo...
Warkii oo dhan »Maxkamadda gobolka Banaadir oo soo gabagabaysay dhegaysigii 2aad kiiska eedesanaha loo haysto inuu xaaskiisa gubay
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan inuu xaaskiisa nolasha ku gubay, ayaa maanta markii labaad maxkam...
Warkii oo dhan »Uganda oo ku faantay inay kaalin weyn ku leedahay sugidda hawada Soomaaliya
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Dowladda Uganda ayaa ku faantay in ay sugeyso amniga hawada Soomaaliya oo ay sheegtay inay caqabad ku ahayeen...
Warkii oo dhan »Somaliland: Laba qof oo ku naf waayay god macdanta laga qodo oo ku dumay
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Laba nin oo macdan qodayaal ah ayaa geeriyooday kadib markii uu kusoo dumay god ay macdan ka qodayeen oo ku y...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Qatar oo magaalada Doxa ku kala saxiixday heshiis is afgarad oo muhiim ah
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo booqas...
Warkii oo dhan »Maxkamadda gobolka Banaadir oo Maanta dib u bilaawday dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Waxaa Maanta markale dib uga bilaawday Maxkamada gobolka Banaadir dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali Mac...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka fekeraysa in diyaaradaha caalamiga ee Hargeysa ka dega lagu qasbo inay Muqdisho soo maraan
Isniin, February, 26, 2024 (HOL) - Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maxtooyada kulan kula qaatay wafdi ka socda dalka Ingiriiska
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka ku q...
Warkii oo dhan »Ciidamada Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeyb galaya dhoolatusyo ciidan oo dibadda ah
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Tobaneeyo askari oo katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dalka Kenya u tagay sidii ay uga qeyb gal...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi: Eeda dilka Cabdinaasir Dahable Madaxweyne Xasan Sheekh ayay saarantahay
Axad, February, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay aaska aqoonyahan Cabdinaasir Dahable, oo dhawaan Muqdis...
Warkii oo dhan »