Wararka Maanta

Xafiiska xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in maxkamad la horgeeyay eedeysanaha loo haysto inuu xaaskiisa gubay

Xafiiska xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in maxkamad la horgeeyay eedeysanaha loo haysto inuu xaaskiisa gubay

FEB 15, 2024

 Khamiis, February, 15, 2024 (HOL) - Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysan inuu nolasha ku gubay xaaskiisa oo xaamilo ahayd, ayaa maantay ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh oo xaqiijiyay inuu safar ugu ambo baxayo dalka Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xaqiijiyay inuu safar ugu ambo baxayo dalka Itoobiya

FEB 15, 2024

 Khamiis, February, 15, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xaqiijiyay inuu safar ku tagayo dalka Itoobiya oo xillig...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubaysan oo nin ganacsade ah ku dilay magaalada Gaalkacyo

Kooxo hubaysan oo nin ganacsade ah ku dilay magaalada Gaalkacyo

FEB 15, 2024

 Khamiis, February, 15, 2024 (HOL) - Kooxo hubaysan ayaa magaalada Gaalkacyo ku dilay ganacsade lagu magacaabo Axmed Tahliil, xilli uu ku sugnaa ...

Warkii oo dhan »
Howlgal lagu dilay 7 horjooge iyo maleeshiyaad kale oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Howlgal lagu dilay 7 horjooge iyo maleeshiyaad kale oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

FEB 15, 2024

 Khamiis, February, 15, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saaxii...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbixisay kulamo wafdi ka socda dowladda u joogaan Itoobiya

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbixisay kulamo wafdi ka socda dowladda u joogaan Itoobiya

FEB 15, 2024

 Khamiis, February, 15, 2024 (HOL) - Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Balcad iyo wafdi ballaaran oo uu ho...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda dowladda Fedaraalka oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Itoobiya

Wafdi ka socda dowladda Fedaraalka oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Itoobiya

FEB 14, 2024

 Arbaco, February, 14, 2024 (HOL) - Wafdigaan uu hoggaaminayo sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Cu...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kismaayo u tagay dhameystirka xureynta deegaanada ku jira gacanta Al-shabaab

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kismaayo u tagay dhameystirka xureynta deegaanada ku jira gacanta Al-shabaab

FEB 14, 2024

 Arbaco, February, 14, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaar...

Warkii oo dhan »
Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay xerashada marada loo yaqaano Af-saabka

Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay xerashada marada loo yaqaano Af-saabka

FEB 14, 2024

 Arbaco, February, 14, 2024 (HOL) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa mamnuucay xirashada marada Af-saabka ee loo yaqaano Facemask, taas oo si aad a...

Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay in ay Soomaaliya ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Dowladda Mareykanka oo xaqiijisay in ay Soomaaliya ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

FEB 14, 2024

 Arbaco, February, 14, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in Soomaaliya ay ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo ...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya hoobiyaal lagu weeraray degmada Ceeldheer

Faahfaahino kasoo baxaya hoobiyaal lagu weeraray degmada Ceeldheer

FEB 14, 2024

 Arbaco, February, 14, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xalay tiro hoobiyaal ah lagu gara...

Warkii oo dhan »