Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in maamulka hawada ay iyadu si buuxda gacanta ugu hayso

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in maamulka hawada ay iyadu si buuxda gacanta ugu hayso

FEB 14, 2024

 Arbaco, February, 14, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegtay in hawada Soomaaliya aysan waxba iska bedelin, isla marka...

Warkii oo dhan »
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo si kulul u dhaliilay madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo si kulul u dhaliilay madaxweyne Xasan Sheekh

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Warsa...

Warkii oo dhan »
Qaarkamid xildhibaanada gobolada galbeedka Somaliland oo ka horyimid heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

Qaarkamid xildhibaanada gobolada galbeedka Somaliland oo ka horyimid heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah xildhibaannada kasoojeeda gobolada galbeedka Somaliland ee Awdal iyo Salal, ayaa heshiiska Som...

Warkii oo dhan »
Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis oo walaac ka muujiyay in aysan gabadhooda caddaalad helin

Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis oo walaac ka muujiyay in aysan gabadhooda caddaalad helin

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Qoyska marxuumad Luul Cabdicasiis Jasiira oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay k...

Warkii oo dhan »
Xisbiga UCID iyo Xukuumada Somaliland oo heshiis gaadhay

Xisbiga UCID iyo Xukuumada Somaliland oo heshiis gaadhay

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa ku heshiiyay in doorashada wakhtigeeda la qabto...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in dowlada Soomaaliya ay musuqmaasuqday lacag ay Somaliland lahayd

Somaliland oo sheegtay in dowlada Soomaaliya ay musuqmaasuqday lacag ay Somaliland lahayd

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in dowlada Soomaaliya ay si qaldan uga faa'iidaysatay gacan ku haynta maamulka hawa...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagay Safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tagay Safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay booqasho ku tagay xarunta Safaa...

Warkii oo dhan »
Puntland: Qaranimada Soomaaliyeed iyo dastuurka, Xasan Sheikh iyo koox yar uu wato ma beddeli karto

Puntland: Qaranimada Soomaaliyeed iyo dastuurka, Xasan Sheikh iyo koox yar uu wato ma beddeli karto

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si adag uga horyimid tallaabooyinka dowladda federaalku waddo ee ay ku doonayso inay ...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi oo kulan xasaasi ah la qaatay Xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Awdal

Wasiir Fiqi oo kulan xasaasi ah la qaatay Xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Awdal

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fi...

Warkii oo dhan »
Saxiimad ay la socdeen burcad badeed Soomaali ah oo kusoo caaridday xeebaha gobolka Mudug

Saxiimad ay la socdeen burcad badeed Soomaali ah oo kusoo caaridday xeebaha gobolka Mudug

FEB 13, 2024

 Talaado, February, 13, 2024 (HOL) - Saxiimad sidday koox burcad badeed ah oo dhawaan ay gacanta ku dhigeen ciidamada badda ee dalka Hindiya ayaa...

Warkii oo dhan »