Wararka Maanta
Itoobiya oo ku eedeysay Masar inay ciidamo militari ah usoo dirayso Soomaaliya
Sabti, January, 27, 2024 (HOL) - Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku cambaareeyay hanjabaadda Masar ee ku aaddan fara...
Warkii oo dhan »Xaalado bani'aadanimo oo laga soo sheegayo degmada Qansaxdheere
Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Waxaa aad looga soo deyrinaya xaalada nololeed ee dadka ku nool degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay oo wajahay...
Warkii oo dhan »Xiriirka Kubadda Cagta oo dib u dhigay Ciyaarta Finalka ee Xulalka Hirshabeelle iyo Galmudug
Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa mudo laba maalmood ah dib u dhigay Ciyaarta kama dambeysta ah ee Finalka...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Itoobiya Demeke Mekonnen oo is casilay
Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Demeke Mekonnen oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee haya talada dalka Itoobiya, ahaana Ra'iisal ...
Warkii oo dhan »Taliska Militariga gobolka Hiiraan oo faahfaahiyay howlgal khasaare geystay oo ka dhacay Baledweyne
Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo Xalay ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobol...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mowqifka maamul goboleedyada ee Xadgudubka Itoobiya
Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ka hadlay damaca iyo xadgudubka dowladda Itoobi...
Warkii oo dhan »Abaabulkii ugu dambeeyay ee weerar ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda Koonfurta gobolka Mudug
Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Caad ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen saacada...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadeeyay mowqiifkiisa ku aadan ansixinta wax ka badelka Dastuurka
Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka hadlay khilaafka ka taagan dh...
Warkii oo dhan »NISA oo shaacisay magacyada horjoogayaal Al-shabaab looga dilay duqeyn ka dhacday Galhareeri
Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheys...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Wax ka beddelka Dastuurka dood dambe noogama furna
Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh ayaa caddeeyay in aysan dood dambe ka furnayn dastuurka Soomaaliya, isa...
Warkii oo dhan »