Wararka Maanta

Taliska Militariga gobolka Hiiraan oo faahfaahiyay howlgal khasaare geystay oo ka dhacay Baledweyne

Taliska Militariga gobolka Hiiraan oo faahfaahiyay howlgal khasaare geystay oo ka dhacay Baledweyne

JAN 26, 2024

 Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo Xalay ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobol...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mowqifka maamul goboleedyada ee Xadgudubka Itoobiya

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mowqifka maamul goboleedyada ee Xadgudubka Itoobiya

JAN 26, 2024

 Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ka hadlay damaca iyo xadgudubka dowladda Itoobi...

Warkii oo dhan »
Abaabulkii ugu dambeeyay ee weerar ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda Koonfurta gobolka Mudug

Abaabulkii ugu dambeeyay ee weerar ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda Koonfurta gobolka Mudug

JAN 26, 2024

 Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Caad ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen saacada...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadeeyay mowqiifkiisa ku aadan ansixinta wax ka badelka Dastuurka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo cadeeyay mowqiifkiisa ku aadan ansixinta wax ka badelka Dastuurka

JAN 26, 2024

 Jimco, January, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ka hadlay khilaafka ka taagan dh...

Warkii oo dhan »
NISA oo shaacisay magacyada horjoogayaal Al-shabaab looga dilay duqeyn ka dhacday Galhareeri

NISA oo shaacisay magacyada horjoogayaal Al-shabaab looga dilay duqeyn ka dhacday Galhareeri

JAN 25, 2024

 Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheys...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh: Wax ka beddelka Dastuurka dood dambe noogama furna

Madaxweyne Xasan Sheikh: Wax ka beddelka Dastuurka dood dambe noogama furna

JAN 25, 2024

 Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh ayaa caddeeyay in aysan dood dambe ka furnayn dastuurka Soomaaliya, isa...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Biixi oo wasiir cusub u magacaabay Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland

Madaxweyne Biixi oo wasiir cusub u magacaabay Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland

JAN 25, 2024

 Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wasiir cusub u magacaabay wasaarada gaashaandhiga, kadib mark...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Garowe

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Garowe

JAN 25, 2024

 Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Garowe, si uu uga qeyb galo...

Warkii oo dhan »
Cabdikariin Guleed: Heshiiska Muuse Biixi iyo Abiy Axmed waa lagu fashilinayay wada hadaladii Jabuuti ka dhacay

Cabdikariin Guleed: Heshiiska Muuse Biixi iyo Abiy Axmed waa lagu fashilinayay wada hadaladii Jabuuti ka dhacay

JAN 25, 2024

 Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Ergayga gaarka ah ee wada hadalada dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa sheegay heshiiskii dhexmaray Abiy...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 30 ka mid ah kooxda Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud

Ku dhawaad 30 ka mid ah kooxda Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud

JAN 25, 2024

 Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal qorsheysan oo ay iska...

Warkii oo dhan »