Wararka Maanta
Dibadbax looga soo horjeeday Ciidamo Shisheeye oo Dalka Soomaaliya la geeyo oo ka dhacay Magaalada Beledweyne
Sabti, September 23, 2006(HOL): Dibadbax aad u ballaaran oo ay ka soo shaqeeyeen mas'uuliyiinta Maxkamadda Islaamiga ee Gobolka Hiiraan, loogana soo h...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo joojiyay in Bisha Soon laga ganacsado, Lana cuno Qaadka
Sabti, September 23, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka oo ka taliya Magaalada Muqdisho iyo gobollo kale oo ku yaala dalka Soomaaliya ayaa waxay s...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo beenisay in ay CIA-da Mareykanka si gaar ah uga codsatay in ay u baarto Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Baydhabo
Sabti, September 23, 2006(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo ayaa waxay beenisay in ay CIA-da Mareykanka ka...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo Dil Qisaas ah ku fuliyay Gacan ku dhiigle Nin horay ugu dilay Magaalada Muqdisho
Jimco, September 22, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamka ee gacanta ku haya Magaalada Muqdisho iyo gobollo badan oo ku yaala Koofurta Soomaaliya ayaa maan...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Islaamka Gobolka Hiiraan oo markii ugu horeysay xukun ku fulisay dad lagu soo qabtay fal dembiyeedyo kala
Jimco, September 22, 2006(HOL): Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay tan markii la dhisay xukun ku fulisay Eedeysanayaal lagu...
Warkii oo dhan »Kulan lagu dhexdhexaadinayo Masuuliyiinta Isbahaysiga Dooxada Jubba oo ka dhacay Magaalada Kismaayo
Jimco, September 22, 2006(HOL): Kulan qado ahaa oo socday muddo saacado ah kana dhacay Hotelka Tawakal ee bartamaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka s...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo Xabsiga dhigay Guddoomiyaha Xiriirka Karateega iyo Gabdho uu Tababar siinayay
Khamiis, September 21, 2006(HOL): Maxkamadda Islaamka Degmooyinka Xamar-weyne iyo Xamar Jajab ayaa xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xiriirka Karateega ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in Qaraxii lagu dili rabay uu kaga badbaaday iyadoo loo bedelay Gaarigii uu ku tegay Xarunta Baarlamaanka
Arbaco, September 20, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo u waramayay Wargeyska Sharqul-Awsat ayaa shaaca ...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay dan-ka-gelis la’aan kula dhaqmeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Arbaco, September 20, 2006(HOL): Aqoonyahanno banaanka ka ah Dowladda Federaalka iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa ku eedeeyay Guddoo...
Warkii oo dhan »Ra’iisal Wasaare Geedi oo sheegay in Qaraxii Baydhabo ka dhacay uu ahaa mid lagu Qaarijin rabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Isniin, September 18, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo galabta shir jaraa’id ku qabtay m...
Warkii oo dhan »