Wararka Maanta
Danjire Larry Andre: Way dhici kartaa in Maraykanku aqoonsado Somaliland
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Safiirkii hore ee Maraykanka u joogay magaalada Muqdisho, Danjire Larry Andre, ayaa sheegay in ay dhici karto in...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda oo Howlgal ka fuliyay Galbeedka Gobolka Baay
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), gaar ahaan Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliy...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro oo bogaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble, eedeynna u jeediyay dowladda Soomaaliya
Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland ayaa bogaadiyay hadalkii uu ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Roo...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 20 askari oo katirsan Ciidanka Puntland oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay togga Baallade
Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Ku dhawaad 20 askari oo katirsan Ciidanka Puntland ayaa ku geeriyooday, in ka badan 30 kalena way ku dhaawacmeen...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi oo uga digay Mucaaradka inay isku dayaan inay hub kala hortagaan Dowladda
Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u weeraray qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaar...
Warkii oo dhan »Ciidanka Difaaca Puntland oo gacanta ku dhigay ceelal muhiim ah togga Baallade
Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta oo jimce ah gudaha u galay deegaannada Yucrin iyo Maraagade ee ku yaalla T...
Warkii oo dhan »Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka oo sheegay in Dowladda ay ku dhagan tahay hirgalinta Doorasho Qof iyo Cod
Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay ka go�...
Warkii oo dhan »Wasiir Beenebeene oo Madaxda dalka Japan kala hadlay in laga taageero Soomaaliya ammaanka, iyo horumarinta Dhaqaalaha
Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Sheekh Fa...
Warkii oo dhan »Omar Fateh oo lumiyey taageeradii muhiimka ahayd ee doorashada duqa Minneapolis
Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Omar Fateh, oo ah musharraxa Xisbiga dimoqraadi ah oo leh aragtiyo bulsho-dimoqraadi ah, ayaa dhawaan guul muhiim ah k...
Warkii oo dhan »Nin Soomaali ah oo lagu qabtay Taliyaani isaga oo lagu tuhunsan yahay tahriibinta dadka
Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka ee dalka Talyaaniga ayaa dhawaan gacanta ku dhigay muwaadin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu...
Warkii oo dhan »