Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay hufnaanta lacag $153 milyan ah oo Bangiga Adduunka ku bixiyey mashruuca Baxnaano

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay hufnaanta lacag $153 milyan ah oo Bangiga Adduunka ku bixiyey mashruuca Baxnaano

AUG 25, 2025

 Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay hufnaanta barnaamijka gargaarka bulshada ee Baxnaano, oo ay...

Warkii oo dhan »
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

AUG 25, 2025

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) -  Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dad deegaanka ayaa xalay weerar qorsheysnaa ka fuliy...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab

Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab

AUG 25, 2025

 Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka tirsana Maleeshiyaadka ...

Warkii oo dhan »
Daacish oo gabbaad ka dhigtay xaasaskooda iyo carruurtooda ku sugan godadka Maraagane ee togga Baallade

Daacish oo gabbaad ka dhigtay xaasaskooda iyo carruurtooda ku sugan godadka Maraagane ee togga Baallade

AUG 25, 2025

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Wararka ka imanaya gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in firxadka kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaya buuraha C...

Warkii oo dhan »
Israa'iil oo Duqeymo Ka Geysatay Caasimadda Yemen ee Sanca

Israa'iil oo Duqeymo Ka Geysatay Caasimadda Yemen ee Sanca

AUG 25, 2025

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Israa'iil ayaa duqeyn culus ka fulisay caasimadda Yemen ee Sanca, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Israa’iiliyiin iyo ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay in Somaliland ay aad ugu dhowdahay in la aqoonsado

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay in Somaliland ay aad ugu dhowdahay in la aqoonsado

AUG 25, 2025

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Aadan Bakaal, ayaa sheegay in ay u badan tahay in Maraykanku dhawa...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse oo Agaasime cusub u magacaabay Xarunta TUBSAN

Raysal wasaare Xamse oo Agaasime cusub u magacaabay Xarunta TUBSAN

AUG 24, 2025

 Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Cali Yaasiin Gurbe u magacaabay i...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Sanad Dugsiyeedka 2024-2025

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Sanad Dugsiyeedka 2024-2025

AUG 24, 2025

 Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi aj u ...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo beenisay in ay istaageen kulamadii farsamo ee dhamesytirka baaqii Ankara

Itoobiya oo beenisay in ay istaageen kulamadii farsamo ee dhamesytirka baaqii Ankara

AUG 24, 2025

 Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Safiirka dalka Itoobiya ee Ankara, Adem Mohammed, ayaa beeniyay in la joojiyay kulamadii farsamo ee lagu dhameyst...

Warkii oo dhan »
Dekada weyn ee Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenaro laga soo buuxiyay waxyaabaha maanka dooriya

Dekada weyn ee Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenaro laga soo buuxiyay waxyaabaha maanka dooriya

AUG 24, 2025

 Axad, Agoosto 24, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenaro ay ka...

Warkii oo dhan »