Wararka Maanta
Kenya oo dib usoo cusboonaysiisay dhex dhexaadinta Xasan sheikh iyo Axmed Madoobe
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa ku howlan dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland xilli xiis...
Warkii oo dhan »Qarax khasaare geystay oo maanta ciidanka Itoobiya lagula beegsaday gobolka Bakool
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare kala duwan geystay oo maanta lagula eegtay degmada Waajid e...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka dhinacyada amniga, waxbarashada iyo ganacsiga
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, waxbarashada iyo ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo markale ku celisay baaqeeda ku aadan in la joojiyo dagaalka Gaza
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisaalam Cabdi Cali, ayaa si adag uga ...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo soo dhaweysay tababarka u soo dhamaaday ciidanka Masar ee ku soo wajahan Soomaaliya
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda Masar inay tababar u soo ...
Warkii oo dhan »Xubnaha Mucaaradka ee heshiiska la gaaray dowladda Fedaraalka oo maanta la kulmaya Wakiilada Beesha Caalamka
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Xubnaha Mucaaradka ee dhawaan isaga baxay Golaha Samatabixinta ee Shalay heshiiska la gaaray dowladda Federaal...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo sheegay inuu duqeeyay goob ay ku dhuumaaleysanayeen hoggaamiyeyaasha Daacish ee Soomaaliya
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagabeeyay hawlgal laba toddobaad socday o...
Warkii oo dhan »Puntland oo 72 saacadood u qabatay Daacish in ay iskusoo dhiibaan
Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Difaaca Puntland ayaa soo saaray digniin degdeg ah oo ay ku wargelinayaan dagaalamayaasha koo...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka iyo Madasha Samatabixinta oo heshiis isafgarad ah ka gaaray doorashooyinka soo socda ee dalka
Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay isfaham siyaasadeed oo ...
Warkii oo dhan »Doorashada kursi ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo maanta lagu qabtay Dhuusamareeb
Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug doorashada kursi ka mid ah kuraasta...
Warkii oo dhan »