Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Taliyaha Nabad Sugida Sudan oo Muqdisho ku kulmay
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya Tali...
Warkii oo dhan »Puntland oo howlgal qorshaysan ku dishay saddex dagaalame Daacish ah, kuna qabsatay hub iyo saanad ciidan
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen inta u dhexaysa Maragaale iyo Kalidaad ee...
Warkii oo dhan »Guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo farriin u diray musharaxiinta
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka SSC maamulka Waqoyi Bari Soomaaliya ayaa ku wargaliy...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda oo degaano muhiim ah ka saaray Al shabaabkii ku sugnaa Gobolka Shabeelaha Hoose
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Ciidamada Xoogga Dalka ay guul weyn ka gaare...
Warkii oo dhan »Kenya oo sheegtay inay 5 Dagaalame oo ka tirsan Al shabaab ku dileen keynta Boni
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Ciidanka Difaaca Kenya ayaa Talaadadii sheegay in ciidamada gaarka ah ee dalkaasi ay dileen shan dagaalyahan oo...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo abaabul culus ka wada gobolka Hiiraan
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ayaa gobolka Hiiraan ka bilaa...
Warkii oo dhan »Dowladda Itoobiya: "Ma ka cabsaneyno joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin wax cabsi ah oo ay ka qabto in ciidamada Masar la keeno Soomaali...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gashay magaalada Houston ee Mareykanka
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed iyo wafdi uu hog...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo 700 kun oo dollar ku wareejisay guddida abaaraha Somaliland
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa lacag dhan 700,000 (toddoba boqol oo kun) oo dollar ku wareejisay guddida abaaraha ee...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni iyo danjire James Swan oo kawada hadlay khilaafka Puntland iyo Dowladda Federaalka
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdul...
Warkii oo dhan »