Wararka Maanta
Maraykanka oo joojiyay duqeymaha ka dhanka ah Daacishta ku sugan Togga Baalade
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa joojisay duqeymaha cirka ee ka socday gudaha togga Baallade, isagoo ka cararaya khasaaraha ra...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiiradda oo maanta ansixiyay heshiisyo Xukuumadda la saxiixatay dalalka kala ah Urdun, Qadar iyo Pakistan
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay heshiisyo dhanka difaac...
Warkii oo dhan »Shir muhiim ah oo ku saabsan hannaanka Maaliyadda Cimilada Qaranka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Kulan Aqoon-isweydaarsiga Qaranka oo ku saabsan Tijaabada Maaliya...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u daahfurtay Adeegga Fiisaha Online-ka
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay adeeg cusub oo Online ah, kaas oo dadka aj...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaarka ah Kumaandooska Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan oo lagu ...
Warkii oo dhan »Golaha Samatabixinta oo si adag uga hadlay xarigga Nabaddoon Xaadoole
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed garabka uu hoggaamiyo madaxweynihii hore dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa wa...
Warkii oo dhan »Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa dowladda Federaalka wuxuuna ka tirsan yahay xisbiga Xasan Sheikh
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo haatan musharrax u taaga...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wafdi sare oo ka socday Isutagga Imaaraadka Carabta
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan k...
Warkii oo dhan »Boqortooyada Qatar oo 3 Milyan oo Dollar ugu Deeqday Somaliland
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Dowladda Boqortooyada Qatar ayaa 3 milyan oo dollar ugu deeqday dadka reer Somaliland ee abaaruhu haleeleen, ka...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Waxaan jeclahay in Madaxweyne Ismaaciil noqdo madaxweynihii ugu horreeyay ee Somaliland yimaadda
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay inuu rajaynayo in Madaxweynaha ...
Warkii oo dhan »