Wararka Maanta

Diyaarado dagaal oo duqeymo culus ka fuliyay xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe

Diyaarado dagaal oo duqeymo culus ka fuliyay xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe

AUG 30, 2025

 Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe ayaa  sheegaya in Xalay duqeymo cul...

Warkii oo dhan »
Musharaxiinta Mucaaradka Waqooyi Bari oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay faragelin iyo taageerada musharax gaar ah

Musharaxiinta Mucaaradka Waqooyi Bari oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay faragelin iyo taageerada musharax gaar ah

AUG 30, 2025

 Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) - Musharaxiinta mucaaradka ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ina...

Warkii oo dhan »
Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo ka bilaabanaysa Laascaanood

Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo ka bilaabanaysa Laascaanood

AUG 30, 2025

 Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) - Waxaa goor dhow Magaalada Laascaanood ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulk...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Mustafa Bakhri: Masar: Joogitaanka Ciidamadeenna Soomaaliya waa Sharci, Itoobiya Waxba Kama Sheegan Karto

Xildhibaan Mustafa Bakhri: Masar: Joogitaanka Ciidamadeenna Soomaaliya waa Sharci, Itoobiya Waxba Kama Sheegan Karto

AUG 29, 2025

 Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Xildhibaan Mustafa Bakhri oo katirsan Baarlamaanka dalka Masar ayaa sheegay in ka qeybgalka ciidamada Masar ee h...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Baledweyne

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Baledweyne

AUG 29, 2025

 Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Wafdigan oo uu u hoggaaminaayo Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti Cabduqaadir Xuseen Cumar ayaa goordhow si...

Warkii oo dhan »
Dabley hubeysan oo maamta afduubatay Gaari ay leedahay dowladda Hoose ee Mandhera

Dabley hubeysan oo maamta afduubatay Gaari ay leedahay dowladda Hoose ee Mandhera

AUG 29, 2025

 Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Mandhera ayaa sheegaya in dabley hubeysan afduubteen gaari ay leedahay dowladda Ho...

Warkii oo dhan »
Maraykanka “Waaxda Arrimaha Dibadda hadda wadahadallo toos ah kulama jiraan wakiillo ka socda Somaliland”

Maraykanka “Waaxda Arrimaha Dibadda hadda wadahadallo toos ah kulama jiraan wakiillo ka socda Somaliland”

AUG 29, 2025

 Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Sida ay werisay majaladda Fox News, afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa sheegay in aanay h...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

AUG 29, 2025

 Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay Xaafadda Booysenpark ee Magaalada Port Eliz...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday dowladda Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday dowladda Jabuuti

AUG 29, 2025

 Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay Wa...

Warkii oo dhan »
Sen. Ted Cruz: "Waxa jirta fursad dhab ah oo uu Trump ku aqoonsan karo Somaliland hadda"

Sen. Ted Cruz: "Waxa jirta fursad dhab ah oo uu Trump ku aqoonsan karo Somaliland hadda"

AUG 29, 2025

 Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Warbixin uu daabacay telefishinka Fox News ayaa sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu tixgelinayo q...

Warkii oo dhan »