Wararka Maanta

Daroogo dalka lasoo galinaayay oo lagu qabtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

Daroogo dalka lasoo galinaayay oo lagu qabtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

AUG 08, 2025

 Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya hay’adaha amniga oo garoonka Aadan Cadde ee m...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha KMG ah ee Koonfurta Yemen iyo Safiirka Soomaaliya ee Yemen oo kawada hadlay xoojinta ammaanka badda Cas

Madaxweynaha KMG ah ee Koonfurta Yemen iyo Safiirka Soomaaliya ee Yemen oo kawada hadlay xoojinta ammaanka badda Cas

AUG 08, 2025

 Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Golaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfurta Yemen, ahna Madaxweyne ku xigeenka Golaha Hogaaminta Qaranka, ...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku beegsaday horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku beegsaday horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab

AUG 08, 2025

 Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa Xalay howgal qorsheysnaa oo ka dh...

Warkii oo dhan »
Shirkad latalin oo laga leeyahay Mareykanka oo soo jeedisay in Shacabka Gaza loo raro Soomaaliya iyo Somaliland

Shirkad latalin oo laga leeyahay Mareykanka oo soo jeedisay in Shacabka Gaza loo raro Soomaaliya iyo Somaliland

AUG 08, 2025

 Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo ay daabacday Financial Times ayaa sheegaysa in shirkadda caalamiga ah ee la-talinta ah ee Bosto...

Warkii oo dhan »
Diyaarad u socotay Somaliland oo ku burburtay duleedka Nayroobi

Diyaarad u socotay Somaliland oo ku burburtay duleedka Nayroobi

AUG 08, 2025

 Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Lix qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad caafimaad oo ay leedahay hay’adda samafalka ee Amref Flying Docto...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo sheegtay xiisada Gedo ka taagan inay xiriir laleedahay khilaafka biyaha webiga Niil

Jubbaland oo sheegtay xiisada Gedo ka taagan inay xiriir laleedahay khilaafka biyaha webiga Niil

AUG 07, 2025

 Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) - Jubbaland ayaa si kulul uga hadashay xiisadda colaadeed ee ka taagan gobolka Gedo, iyadoo sheegtay in duullaank...

Warkii oo dhan »
Munaasabadda Daahfurka Madasha Somali Business oo ka dhacday Muqdisho

Munaasabadda Daahfurka Madasha Somali Business oo ka dhacday Muqdisho

AUG 07, 2025

Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) - Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho looga daahfuray M...

Warkii oo dhan »
Dadka ku nool degmada Baladxaawo oo ka banaanbaxay amar dhawaan kasoo baxay ciidanka Itoobiya

Dadka ku nool degmada Baladxaawo oo ka banaanbaxay amar dhawaan kasoo baxay ciidanka Itoobiya

AUG 07, 2025

 Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) - Bulshada ku nool degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta gudaha magaaladaasi ka sameeyay banaabax aad u ...

Warkii oo dhan »
Nin Soomaali oo lagu xukumay 28 sano oo xabsi ah kiiska Feeding Our Future

Nin Soomaali oo lagu xukumay 28 sano oo xabsi ah kiiska Feeding Our Future

AUG 07, 2025

 Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) - Maxkamad federaal ah oo ku taalla magaalada Minneapolis ayaa xukun 28 sano ah ku riday Abdiaziz Farah, oo ahaa ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo si adag uga hadashay xaalada gobolka Gedo

Dowladda Fedaraalka oo si adag uga hadashay xaalada gobolka Gedo

AUG 07, 2025

 Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney si dhaw ula socoto dhaqdhaq...

Warkii oo dhan »