Wararka Maanta
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsana Al-shabaab
Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogasho ah ku fulisay saddex eed...
Warkii oo dhan »Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo ka baxay Boosaaso oo dooni kula degtay xeebaha Yemen
Khamiis, Agoosto 7, 2025 (HOL) - Ugu yaraan 7 muhaajiriin Itoobiyaan ah ayaa u dhintay gaajo iyo harraad kadib markii doonidii ay saarnaayeen uu badda...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Lataliyahiisa amniga Qaranka u mag...
Warkii oo dhan »Al-shabaab oo dad Xoolo dhaqato ah ka afduubatay deeggaanka Nuur fanax ee gobolka Hiiraan
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa maanta dad xoolo dhaqato ah ka afduubtay deegaanka Nuur fanax ee ...
Warkii oo dhan »Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo Laga Dhigay Shardi Lagu Helo Baasaboorka Soomaaliyeed
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) iyo Hay’adda Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA) ...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo Dalbatay in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Si Degdeg ah uga Baxaan Beled-Xaawo
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka taagan degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii saraakiil sare oo ka...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo sharraxaad ka bixisay sababta ay uga qeybgashay shirka waddamada aan badaha lahayn
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shir caalami ah oo ka dhacay Awaza, Turkmenistan, kaasoo diiradda lagu s...
Warkii oo dhan »Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay deegaano ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Hoose
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, gaar ahaan kuwa loo yaqaano Gaashaan ayaa howlg...
Warkii oo dhan »Firdhiye: Waxa qorshahayga ku jirta soo celinta magaaladeenna quruxda badan ee Ceerigaabo
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in haddii la doorto in...
Warkii oo dhan »Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Kulan la yeeshay Safiirada Dalalka Ciidanka ku leh Hawlgalka AUSSOM
Arbaco, Agoosto 6, 2025 (HOL) - Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa magaalada Muq...
Warkii oo dhan »