Wararka Maanta
IMF oo Soomaaliya siisay $10 milyan si ay u taageerto dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Golaha Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa dhammaystiray dib-u-eegistii saddexaad ee barnaamijka deyn...
Warkii oo dhan »Musharraxiinta madaxweynaha SSC Khaatumo oo qaadacay shir weynaha dhameystirka maamulkaas oo berri furmaya
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha dowlad-goboleedka SSC Khaatumo ayaa si adag uga horyimid shirweynaha l...
Warkii oo dhan »Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo saanad Militari ku wareejisay gudoomiyaha gobolka Hiiraan
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Masuuliyiin ka socday maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta saanad Militeri ku wareejiyay gud...
Warkii oo dhan »Qarax ismiidaamin oo ka dhacay Muqdisho Iyo Dowladda oo ka hadashay
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Qarax ismiidaamin ah ayaa saaka abaare 11:20AM ka dhacay afaafka hore ee Kulliyadda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaal...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Horumarka Soomaaliya waxa saldhig u ah cilmi-baaris iyo qorshe qaran oo cad”
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-a...
Warkii oo dhan »Kulamo looga hadlaayo dagaalka Al-shabaab oo ka socda magaalada Maxaas
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan waxa ka socda abaabulkii ugu dambeeyay ee ku aadan dagaal ka dhan ah Al-shabaab...
Warkii oo dhan »Ciidanka Jubbaland oo Howlgallo Ka dhan ah Al shabaab ka Fuliyay Jubbada Hoose
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Jubbaland, gaar ahaan Guutada 2-aad, Ururka ...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo lala eegtay ciidamada Kenya
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo lala eegtay gaari ay saarnaayeen askar k...
Warkii oo dhan »Dhexdhexaadintii Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo si aamusnaan ah usii burburaya
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Dadaalkii Turkiga ee dhexdhexaadinta u dhexeysay Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasoo la xiriiray is-afgaradkii murank...
Warkii oo dhan »Isimada dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo ka hadlay mowqifkooda ku aaddan arrimaha SSC Khaatumo
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Isimada dhaqanka ee gobollada Sanaag iyo Haylaan, ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay ku caddeynay...
Warkii oo dhan »