Wararka Maanta
Puntland oo sheegtay in howlgal cirka ah lagu dilay saraakiil sare oo ka tirsan kooxda Daacish
Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgal cirka ah oo ka dhacay dooxada Baalade ee buuraha Cal Miskaad lagu bartilmaam...
Warkii oo dhan »Waare oo madaxda Dowladda ku eedeeyay in laga gaabiyay dagaalka Al Shabaab
Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle ahna Ku xigeenka Xog-hayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD, M...
Warkii oo dhan »Masar oo safaaradeedi ka furaneysa magaalada Muqdisho
Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan rasmi ah kula yeeshay dhiggiisa Masar, Cabdifataa...
Warkii oo dhan »Mudaharaado lagaga soo horjeedo dil loo gaystay dad shacab ah oo ka dhacay Hargeysa
Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) - Dadweynaha ku dhaqan xaafadda 150-ka ee magaalada Hargeysa ayaa galabta isugu soo baxay mudaharaad ay kaga soo ho...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni: SSC Khaatumo haku ekaata dhulkooda haddii kale arrintu si kaley isku beddelaysaa
Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay maamulka SSC-Khaatumo in ay ku ekaadaan dhulkooda...
Warkii oo dhan »Puntland oo maxkamad soo taagtay nin lagu eedeeyay saddex kiis oo kufsi ah
Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) - Puntland ayaa maxkamad hor keentay Sharmaarke Xuseen Yuusuf, oo lagu eedeeyay saddex kiis oo kufsi ah, labo kamid...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Masar oo sheegay in Ethiopia marnaba ay saameyn ku yeelan karin Badda Cas
Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa hadallo cad-cad oo xooggan ka jeediyay shir jaraa'id uu la qabtay ...
Warkii oo dhan »Xamsa Warfaa oo sheegay in Mareykanka uu daneenayo wada hadal uu la furo Kooxda Al Shabaab
Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) - Hamza Warfa, oo horey u ahaan jiray la-taliye sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ayaa si ca...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo ka socda degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan iyo nawaaxigeeda
Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saacado badan qaatay oo ka socda qeyba ka mid ah degmada Moqo...
Warkii oo dhan »Puntland oo mamnuucday in shirar lagu taageerayo SSC Khaatumo lagu qabto gobolka Sanaag
Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa mamnuucay qabashada shirar aan oggolaansho laga haysan maamulka gobolka Sanaag oo lagu taa...
Warkii oo dhan »