Wararka Maanta
Ciidanka Jubbaland oo Howlgallo Ka dhan ah Al shabaab ka Fuliyay Jubbada Hoose
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Jubbaland, gaar ahaan Guutada 2-aad, Ururka ...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo lala eegtay ciidamada Kenya
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo lala eegtay gaari ay saarnaayeen askar k...
Warkii oo dhan »Dhexdhexaadintii Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo si aamusnaan ah usii burburaya
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Dadaalkii Turkiga ee dhexdhexaadinta u dhexeysay Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasoo la xiriiray is-afgaradkii murank...
Warkii oo dhan »Isimada dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo ka hadlay mowqifkooda ku aaddan arrimaha SSC Khaatumo
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Isimada dhaqanka ee gobollada Sanaag iyo Haylaan, ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay ku caddeynay...
Warkii oo dhan »OCHA: Malaayiin qof oo Soomaaliyeed oo wajahayaa cunto yari iyo daryeel la'aan caafimaad
Arbaco, Luulyo 9, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa si weyn uga digtay xaaladda bani’aadamnimo ee ka sii daraysa gudaha Soomaaliya, kadib markii a...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool
Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si cad u beeniyay wararka sh...
Warkii oo dhan »Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland iyo ergo beeshiisa ah oo gaaray Laascaanood
Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) - Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf iyo ergo matalaysay gobolada Sanaag iyo H...
Warkii oo dhan »Somaliland oo cambaaraysay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee la geeyay gobolka Sanaag
Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee la geeyay qaybo ka...
Warkii oo dhan »Jenaraal Biixi "Macawiisleeyda beesha Xawaadle bilad ayey mudanyihiin waana daraawiishtii qarnigaan"
Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) - Taliyahii hore ee ciidanka dhulka Soomaaliya Jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay muhi...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan
Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) - Xaalada degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa saaka ah mid degan, kadib dagaalo culus oo Shalay ilaa Xalay ku...
Warkii oo dhan »