Wararka Maanta

Mareykanka oo dib uga noqday go’aankii lagu jaray deeqihii degdegga ahaa ee WFP ee Soomaaliya

Mareykanka oo dib uga noqday go’aankii lagu jaray deeqihii degdegga ahaa ee WFP ee Soomaaliya

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay inay dib uga laabatay go’aan hore oo ay ku jartay deeqih...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Geeddi socodka Khartoum oo ka dhacay Qaahira

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Geeddi socodka Khartoum oo ka dhacay Qaahira

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta oo Arbaco ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Qaran ee taageerada la dagaalanka Al-shabaab iyo Daacish oo booqday qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho

Guddiga Qaran ee taageerada la dagaalanka Al-shabaab iyo Daacish oo booqday qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Xubnaha guddiga heer Qaran ee Taageerada dagaalka ka dhanka ah Daacish iyo Al-Shabaab ayaa maanta kormeer ku tagay...

Warkii oo dhan »
Puntland oo markii ugu horraysay yeelatay hay'adda aqoonsiga dadweynaha

Puntland oo markii ugu horraysay yeelatay hay'adda aqoonsiga dadweynaha

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta soo saaray Xeer madaxweyne oo lagu d...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 20 xubnood iyo horjooge sare oo kooxda Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Ku dhawaad 20 xubnood iyo horjooge sare oo kooxda Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caal...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka oo ka doodaya kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Soomaaliya iyo saameynta Al-Shabaab

Golaha Ammaanka oo ka doodaya kala qaybsanaanta siyaasadeed ee Soomaaliya iyo saameynta Al-Shabaab

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu bishan Abriil yeesho kulan gaar ah si uu uga doodo xaala...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka ...

Warkii oo dhan »
Dowladaha Soomaaliya iyo Aljeeriya oo codsaday fadhi deg deg uu Golaha amaanka ka yeesho Duqeymaha Israa’iil ee Suuriya

Dowladaha Soomaaliya iyo Aljeeriya oo codsaday fadhi deg deg uu Golaha amaanka ka yeesho Duqeymaha Israa’iil ee Suuriya

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Dalalka Aljeeriya iyo Soomaaliya ayaa codsaday fadhi deg deg ah oo ay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga...

Warkii oo dhan »
Dowladda Masar oo soo dhoweeysay wadatashiga nabadeed ee uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya

Dowladda Masar oo soo dhoweeysay wadatashiga nabadeed ee uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Dowladda Masar ayaa soo dhaweeysay hindisaha uu ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ee ku ...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Maraykanka kala hadashay in la baajiyo safarka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ku tagayo Laascaanood

Somaliland oo Maraykanka kala hadashay in la baajiyo safarka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ku tagayo Laascaanood

APR 09, 2025

 Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay Maraykanka kala hadashay sidii loo joojin lahaa safarka u qorsheysan Ray...

Warkii oo dhan »