Wararka Maanta
Fahad Yaasiin oo sheegay in Ciidanka Qaranka ay ku baaba'ayaan Shirqool Carbeed
Arbaco, April 9, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa sheegay in Ciidanka Xo...
Warkii oo dhan »SSC-Khaatumo oo ka jawaabtay hanjabaaddii Somaliland ee la xidhiidhay booqashada Raysal Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegay inay awood buuxda u leeyihiin sugidda ammaanka Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xa...
Warkii oo dhan »Howlgalka AUSSOM oo cambaaraysay weerar ciidamadooda loogu geystay tuulada Buurane
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Howlwgalka AUSSOM ayaa si kulul u cambaareeyay weerar Axaddii lagu qaaday ciidamadooda ee ka dhacay tuulada Buura...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgalo maanta laga fulisay gobolada Hiiraan iyo Shabeellooyinka
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan ayaa faahfaahin dheer...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashada oo sheegay in 5ta Urur siyaasadeed ay diiwaangeliyeen ay yihiin saamileyda siyaasadda dalka
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa sheegay in ay hayaan sh...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay xoog iyo xeeladba kaga hortagi doonto safarka Ra’iisul Wasaaraha ee Laascaanood
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tagayo mag...
Warkii oo dhan »Wasiir Dahabo Suusow "Sheegow cid dishay iyo cid sumeysay majirto dar Alle ayuu u dhintay"
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Dahabo Suusow oo warbaahinta ku...
Warkii oo dhan »AFRICOM: Soomaaliya waxay noqotay xarunta hoggaaminta howlaha caalamiga ah ee Daacish
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Jeneraal Michael E. Langley, oo ah taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa sheegay in koo...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo maanta markale ka dhacay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Dagaal culus ayaa saakay markale dib uga qarxay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeya ciidamad...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo ku hanjabay in uu tallaabo ka qaadayo qofkii lagu helo hadallo bulshada isku diraya
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa ku hanjabay inuu tallaabo ka qaadayo qof kasta oo lagu helo inuu bulshada dhexdeeda ku ...
Warkii oo dhan »