Wararka Maanta
Qoyska Jeneraal Sheegow Axmed Cali iyo xildhibaanada Jareerweyne oo beeniyay in Jananka la sumeeyay
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda beesha Jareerweyne iyo qoyska uu ka dhashay Allaha u ...
Warkii oo dhan »Madaxweynihii hore Soomaaliya Farmaajo oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo Geerida Jeneraal Sheegow
Talaado, April 8, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka inay baaritaan d...
Warkii oo dhan »Jeneraal Sheegow oo geeriyooday iyo Dowladda oo war kasoo saartay
Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Qaar kamid ah ehelada Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa warbaahinta gudaha u xaqiijiyay Geerida Jeneraalka oo in mu...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse oo amar ku siiyay Hay’adaha dowladda in bixinta adeegyada lagu xiro kaarka Aqoonsiga
Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlaayay d...
Warkii oo dhan »Beesha Caalamka oo soo dhoweeyay gogasha qaran ee uu fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh
Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Beesha Caalamka ayaa si diirran waxay bu soo dhoweeyeen soo-jeedinta madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsa...
Warkii oo dhan »Alshabaab oo soo bandhigtay muuqaal cusub oo ku saabsan dagaalamayaasheeda ku sugan buuraha Calmadow ee Puntland
Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horraysay muddo kaddib baahisay qeybtii ugu horreysay muuqaal cusub oo ay fariim...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Somaliland oo cambaareeyay socdaalka Raysal Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood
Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyay socdaalka la filayo in uu Raysal Wasaaraha Soom...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo maanta dib u la wareegay deegaanka Ruunirgood
Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay ciidamada dowladda oo kaashan...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan
Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay saqdii dhexe ku dhexmaray deegaanka Abooreey ee gobolka ...
Warkii oo dhan »Al-Shabaab oo sii daayay shan oday dhaqameed oo bishii Febraayo ay ka afdubteen magaalada Ceelwaaq
.Isniin, April 7, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay sii deysay ugu yaraan shan odey dhaqamee...
Warkii oo dhan »