Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgallo gaar ah laga fuliyay xarunta ugu weyn ee Al-shabaab ee Magaalada Jilib
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) - War saxafaadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgallo gaar ah oo ay Ciid...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii iyo duqeymahii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed ayaa faahfaahin dheeraad ah ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday Lataliyihiisi Xiriirka Dowlad-goboleedyada
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) -War kooban oo goor dhow lagu daabacay Boga Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Ma...
Warkii oo dhan »Safaaradda Maraykanka oo beenisay inay shaqaalaheeda ka daad gureysay magaalada Muqdisho
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) - Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa beenisay wararka sheegaya in safaaraddu ay bilowday daadgureynta shaqaala...
Warkii oo dhan »Puntland oo shacabkeeda uga digtay inay qaataan kaarka aqoonsiga qaranka oo dowladda Federaalku bixiso
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si cad uga horyimid kaarka aqoonsiga qaranka oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka bilowday mag...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan kuwa difaaca deegaanka ku dileen xubno...
Warkii oo dhan »Shiinaha oo cambaareeyay xidhiidhka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Somaliland iyo Taiwan
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) - Dowladda Shiinaha ayaa cambaaraysay xidhiidhka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Somaliland iyo Taiwan, iyadoo sheegt...
Warkii oo dhan »Hay'adda MSF oo ka digtay xaalada Nafaqa darro ee Caruurta Soomaaliyeed
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) - Dhibaatada nafaqo-xumada ba'an ee Soomaaliya waxaa uga sii daray abaaro daba-dheeraaday, colaado socda, iyo dhaqaale la'...
Warkii oo dhan »Dowladda Maraykanka oo weeraro cirka ah ku qaaday kooxaha Xuutiyiinta ee Yemen
Axad, Maarso 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa Sabtidii ciidammada cirka ku amray inay duqeeyaan badhtilmaameedyada X...
Warkii oo dhan »Dowladda Maraykanka oo shaqaale dhimis ku samaysay idaacadda VOA iyo hay'ado kale
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Maraykanka, Donald Trump, ayaa amar ku bixiyay in shaqaale dhimis lagu sameeyo idaacadda Vo...
Warkii oo dhan »