Wararka Maanta

Maraykanka iyo Somaliland oo ka wadahadlay qaddiyadda aqoonsiga Somaliland

Maraykanka iyo Somaliland oo ka wadahadlay qaddiyadda aqoonsiga Somaliland

MAR 15, 2025

 Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka iyo Somaliland ayaa ka wadahadlay arrinta aqoonsiga, iyada oo la filayo in maamulka Trump uu ...

Warkii oo dhan »
Maxaa sababay dagaalka cabsida laga qabo in uu ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Maxaa sababay dagaalka cabsida laga qabo in uu ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

MAR 15, 2025

 Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dh...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo beenisay in Maraykanku kala hadlay dib-u-dejinta shacabka Qasa

Somaliland oo beenisay in Maraykanku kala hadlay dib-u-dejinta shacabka Qasa

MAR 14, 2025

 Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warbixin saaka ay baahiyeen wakaalada AP iyo Al Jazeera, oo sheegayay in Mara...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo diiday dalabkii Maraykanka ee qaabilaadda shacabka Qasa

Dowladda Soomaaliya oo diiday dalabkii Maraykanka ee qaabilaadda shacabka Qasa

MAR 14, 2025

 Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba diiday dalabkii dowladda Maraykanka ee ahaa in qayb ka mid ah shacabka maga...

Warkii oo dhan »
Itoobiya iyo Ruushka oo kala saxeexday heshiis lagu horumarinayo dhismaha Ciidanka Badda Itoobiya

Itoobiya iyo Ruushka oo kala saxeexday heshiis lagu horumarinayo dhismaha Ciidanka Badda Itoobiya

MAR 14, 2025

 Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Dowladaha Itoobiya iyo Ruushka ayaa maanta kala saxeexday heshiis kor loogu qaadayo dhismaha Ciidanka Badda Itoob...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo Sacuudiga kala hadashay joojinta fulinta xukuno dil ah oo lagu riday dhallinyaro Soomaaliyeed

Dowladda Fedaraalka oo Sacuudiga kala hadashay joojinta fulinta xukuno dil ah oo lagu riday dhallinyaro Soomaaliyeed

MAR 14, 2025

 Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa sheegay in dowla...

Warkii oo dhan »
Cali Jeyte "Dadkeygow dagaalka wuu nagu daba dheeraday waxaan u baahanay inan soo afjarno"

Cali Jeyte "Dadkeygow dagaalka wuu nagu daba dheeraday waxaan u baahanay inan soo afjarno"

MAR 14, 2025

 Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha ciidanka difaaca deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ayaa ku baaqay in lasoo ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in Al shabaab ay gabaabsi marayaan loona midoobo dhameystirkooda

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in Al shabaab ay gabaabsi marayaan loona midoobo dhameystirkooda

MAR 14, 2025

 Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay ...

Warkii oo dhan »
Beesha Xawaadle oo ku dhawaaqday iney diyaar u tahay doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka dhacda

Beesha Xawaadle oo ku dhawaaqday iney diyaar u tahay doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka dhacda

MAR 14, 2025

 Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Qeybaha kala duwan ee bulshada Beesha Xawaadle ayaa Xalay Kulan lagu taageerayey halganka dib u xoreynta dalka iy...

Warkii oo dhan »
Mareykanka iyo Israel oo sheegay inay Dowladaha Soomaaliya iyo Sudan kala hadleen qorshaha Trump ee qaabilaada Shacabka Gaza

Mareykanka iyo Israel oo sheegay inay Dowladaha Soomaaliya iyo Sudan kala hadleen qorshaha Trump ee qaabilaada Shacabka Gaza

MAR 14, 2025

 Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Saraakiisha Mareykanka iyo Israa’iil ayaa sheegay in Mareykanka iyo Israa’iil ay la xiriireen mas’uuliyiin ...

Warkii oo dhan »