Wararka Maanta
Hay'adda NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka
Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda ...
Warkii oo dhan »Itoobiya iyo Israa’iil oo iska kaashanaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta
Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Dowladda Israa’iil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo soo qabtay nin qof shacab ah ku dilay Hargeysa
Jimco, Maarso 14, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge e...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay iney dishay in ka badan 150 Al-shabaab ah 48-kii saac ee lasoo dhaafay
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaa...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay heshiis is afgarad oo ku saabsan arrimaha Bartoolka iyo Gaaska
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda Tobobaadlaha ah ayaa kaga wada ...
Warkii oo dhan »Xiisad xoogan oo ka dhex taagan Xildhibaano Iscasilaad ugu baaqay Madaxweynaha dalka iyo Wasiir Al-Cadaala
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Hadal hayn iyo xiisad xoogan ayaa ka dhalatay Shir jaraa'id ay Xildhibaano sheegay inay gaarayaan 100 mudane oo...
Warkii oo dhan »Puntland: 4 Sano oo xabsi ah iyo ganaax lagu xukumay Nin tacaddi u geystay Ilmo Qaxooti ah oo kasoo jeeda Yemen
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa xabsi afar sano ah iyo ganaax lacageed oo dhan $1,500 ku rid...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo markii ugu horreysay bixisay Kaararka Aqoonsiga Qaxootiga iyo Magan-gelya Doonka
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-X...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay inay dishay madaxii Daacish u qaabilsanaa diyaaradaha Droneska ee qaraxyada xambaara
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay dishay madaxii kooxda Daacish u qaabilsanaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drone...
Warkii oo dhan »Dagaal Cusub oo Laga Cabsi Qabo In uu Ka Dhex Qarxo Itoobiya iyo Ereteriya
Khamiis, Maarso 13, 2025 (HOL) - Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u ...
Warkii oo dhan »