Wararka Maanta
Dowladda Maraykanka oo shaqaale dhimis ku samaysay idaacadda VOA iyo hay'ado kale
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Maraykanka, Donald Trump, ayaa amar ku bixiyay in shaqaale dhimis lagu sameeyo idaacadda Vo...
Warkii oo dhan »Macalim ka cusub ee Xulka Qaran oo rajo ka muujiyay kulamada uga harsan Group ka ee is reebreebka ciyaaraha Aduunka 2026
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Macallinka cusub ee loo magacaabay Xulka Qaranka Soomaaliya, Yuusuf Cali Nuur, ayaa sheegay in rajadooda ay ka qa...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in la bartilmaameedsan karin xaasaska iyo carruuraha kooxda Daacish
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee maamulka Puntland, Maxamed Cabdi Wahaab, ayaa qoraal uu bartiisa Face...
Warkii oo dhan »Puntland: Waxaan ka cabsi ka qabnaa in wixii ka dhacay Afgaanistan ay ka dhacaan Muqdisho
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda amniga ee Muqdisho, iyagoo la barbardhigay xaaladda Mu...
Warkii oo dhan »Howlgalo khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgal qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaali...
Warkii oo dhan »Maamulka Awdheegle oo faahfaahin ka bixiyay dagaal culus oo maanta ka dhacay degmadaas
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose Liibaan Cabdulqaadir ayaa faahfaahin dheeraa...
Warkii oo dhan »Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo sheegay in Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka uu lumiyay xubinimadiisii Golaha
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoo...
Warkii oo dhan »Wadamo ay ku jirto Soomaaliya oo muwaadiniintoodi laga mamnuucayo gelitaanka dalka Mareykanka
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta d...
Warkii oo dhan »Somaliland: Wiil reer Berbera ah oo jacayl dartii dab isku qabadsiiyay
Dad ku soo xoomay goobta uu wiilku isku gubay, iyo ciidanka dab-damiska oo qayb ka ahaa gurmadka. Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Wiil dhallinyar...
Warkii oo dhan »Xanuun aan la ogeyn waxa uu yahay oo 4 Qof ugu geeriyoodeen Gobolka Karkaar ee Puntland
Sabti, Maarso 15, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka d...
Warkii oo dhan »