Wararka Maanta

Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo todobaadkan ku wajahan shidaal baarista Soomaaliya

Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo todobaadkan ku wajahan shidaal baarista Soomaaliya

OCT 03, 2024

 Khamiis, October, 3, 2024 (HOL) - Markabka Turkiga ee Oruç Reis ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo Soomaaliya dhammaadka todobaadkan, sida uu shee...

Warkii oo dhan »
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay magaalada Muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay magaalada Muqdisho

OCT 02, 2024

 Arbaco, October, 2, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya madaxd...

Warkii oo dhan »
AFRICOM: Ciidamada Itoobiya waxay fure u yihiin xasiloonida ka jirta deegaanada Koonfur Galbeed

AFRICOM: Ciidamada Itoobiya waxay fure u yihiin xasiloonida ka jirta deegaanada Koonfur Galbeed

OCT 02, 2024

 Arbaco, October, 2, 2024 (HOL) - Taliyaha Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM, General Michael Langley, ayaa  sheegay ciidamad...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 50 ruux oo Tahriibayaal ahaa oo ku geeriyooday xeebaha dalka Jabuuti

Ku dhawaad 50 ruux oo Tahriibayaal ahaa oo ku geeriyooday xeebaha dalka Jabuuti

OCT 02, 2024

 Arbaco, October, 2, 2024 (HOL) - Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in 45 ruux oo tahriibayaal ahaa ay ku dhinten xeebaha dal...

Warkii oo dhan »
Iiraan oo faahfaahin ka bixisay weerarkii cuslaa ee Xalay ku qaaday Isra'iil

Iiraan oo faahfaahin ka bixisay weerarkii cuslaa ee Xalay ku qaaday Isra'iil

OCT 02, 2024

 Arbaco, October, 2, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha Dibadda dalka iiraan Abbas Araghchi oo ka hadlayay weerar culus oo Xalay Iiraan ku qaaday Isr...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo sheegay in Daacishta ku sugan waqooyiga Soomaaliya ay tiradooda ay laba jibaarantay

Maraykanka oo sheegay in Daacishta ku sugan waqooyiga Soomaaliya ay tiradooda ay laba jibaarantay

OCT 02, 2024

 Arbaco, October, 2, 2024 (HOL) - Kooxda Daacish ee ka dagaalanta waqooyiga Soomaaliya (Puntland) ayaa ku dhawaad laba jibaarmay baaxaddooda, sid...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo cambaareysey weerarkii Khartoum ee lagu bartilmaameedsaday safiirka Imaaraadka Carabta

Soomaaliya oo cambaareysey weerarkii Khartoum ee lagu bartilmaameedsaday safiirka Imaaraadka Carabta

OCT 02, 2024

 Arbaco, October, 2, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ka dh...

Warkii oo dhan »
NISA oo gacanta kusoo dhigtay Shabakad Shabaab ah oo weeraro ka fulin rabay Muqdisho

NISA oo gacanta kusoo dhigtay Shabakad Shabaab ah oo weeraro ka fulin rabay Muqdisho

OCT 01, 2024

 Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho ...

Warkii oo dhan »
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo maanta la wareegay galka hoggaaminta iyo shaqada ciidanka

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliiska Soomaaliya oo maanta la wareegay galka hoggaaminta iyo shaqada ciidanka

OCT 01, 2024

 Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Ta...

Warkii oo dhan »
Kenya oo ku boorisay Qaramada Midoobay inay sii wadaan taageeradooda Soomaaliya

Kenya oo ku boorisay Qaramada Midoobay inay sii wadaan taageeradooda Soomaaliya

OCT 01, 2024

 Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya Willian Ruto ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay (QM) in ay sii wadayaan taageerada ay...

Warkii oo dhan »