Wararka Maanta
Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis ku kacaya $68.5 si kor loogu qaado Kobaca Dhaqaalaha
Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa Mareykanka la saxiixatay heshii...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Mareykanka uga qeyb gashay shir Caalami ah oo looga hadlayay la dagaalanka Daacish
Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Shirkaan oo ay isugu yimaadeen Wasiiro ka kala socday ilaa 87 dal oo horay ugu midoobay la dagaalanka kooxda D...
Warkii oo dhan »Puntland oo isku diyaarinaysa inay duullaan ku qaado kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari
Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa qorsheynaya howlgallo culus oo looga hortagayo kooxda Daacish, oo si xawli ah isugu bal...
Warkii oo dhan »Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa Jawaab la xidhiidha dekedii ay ugu deeqday
Talaado, October, 1, 2024 (HOL) - Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in ay wali Itoobiya ka sugayso in ay kasoo jawaabto dalabkii ay Itoobiya ku siis...
Warkii oo dhan »Xubin ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka dowladda
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 28-aad qeybta 21-aad ayaa maanta warbaahinta u soo b...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub oo Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro ah
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Midowga Yurub ayaa Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro, iyadoo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda S...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Maxamed Abiib oo Xoriyadiisa dib u helay kadib Amar kasoo Baxay Maxkamada Sare ee Somaliland
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa hada laga siidaayay jeelka Madheera, kadib markii ay Maxkamada Sare ee ...
Warkii oo dhan »Maxkamada Sare ee Somaliland oo Amar ku Bixisay in Lasii Daayo Xildhibaan Maxamed Abiib
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Maxkamada Sare ee Somaliland, oo go'aan ka gaadhay xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf, oo ku xidhan jee...
Warkii oo dhan »Turkiga oo 3,000 oo tan oo gargaar bini'aadantinimo ah usoo diray Soomaaliya
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Markab lagu magacaabo Goodness oo siday 3,000 oo tan oo gargaar bini'aadantinimo ah oo loogu talagalay Sooma...
Warkii oo dhan »Muqdisho: Gabar 5 sano jir ah oo laga soo tuuray dabaq 5 biyaano ah
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Gabadhaan yar oo lagu magacaabi jiray Maryan Mahad Cadow oo aheyd 5 sano jir ayaa u geeriyooday dhaawac culu...
Warkii oo dhan »