Wararka Maanta
Turkiga oo 3,000 oo tan oo gargaar bini'aadantinimo ah usoo diray Soomaaliya
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Markab lagu magacaabo Goodness oo siday 3,000 oo tan oo gargaar bini'aadantinimo ah oo loogu talagalay Sooma...
Warkii oo dhan »Muqdisho: Gabar 5 sano jir ah oo laga soo tuuray dabaq 5 biyaano ah
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Gabadhaan yar oo lagu magacaabi jiray Maryan Mahad Cadow oo aheyd 5 sano jir ayaa u geeriyooday dhaawac culu...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa tuug khiyaanoole ah qofkii hareer mara nidaamka bixinta canshuuraha"
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay furitaanka shirka sanadlaha...
Warkii oo dhan »Abdel Fattah el-Sisi: Soomaaliya kuma taageerno xiisadda kala dhaxaysa Itoobiya darteed
Isniin, September, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa caddeeyay in dalkiisu uu taageersan yahay midnimada iyo xasilloonid...
Warkii oo dhan »Wasiirka Maaliyada Jabuuti oo beeniyay wararka sheegaya in madaxweyne Geelle uu aad u xanuunsanayo
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee dalka Jabuuti, Ilyaas Muuse Dawaaleh, ayaa meesha ka saaray wararka shee...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga dalka oo wada howlgalo la isugu furaayo wadooyin u xiran Al-shabaab
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-s...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Itoobiya waxay la wareegtay garoomo diyaaradeed iyo wadooyin muhiim ah oo ku yaala Gobolka Gedo"
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay ...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo cambaaraysay qarax shalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka Itoobiya ayaa cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay maga...
Warkii oo dhan »Musharax Cirro: Xildhibaan Maxamed Abiib waa Codkii Reer Awdal oo Sharci-darro Ku Xidhan
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in X...
Warkii oo dhan »Somaliland: Kooxda Xidagaha Geeska oo soo saaray silsilad heeso ah oo ay ku mucaaradayaan xukuumada
Axad, September, 29, 2024 (HOL) - Guddaha Somaliland waxa baraha bulshada qabsaday silsilad heeso ah oo ay Kooxda Xidigaha Geeska oo kamid ah ko...
Warkii oo dhan »