Wararka Maanta
Somaliland oo walaac ka muujisay hubka ay Masar ugu deeqday Soomaaliya
Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in hubka ay dowlada Masar ugu deeqday Soomaaliya uu gacanta u gali karo qabaa'ilka ...
Warkii oo dhan »Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duuleedka magaalada Baledweyne
Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal duhurnimadii khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay deeg...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay inay xaq uleedahay inay hub soo iibsato
Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay, in Puntland ay xaq u leedahay inay keen...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo xaqiijiysay inay Masar ka heshay shixnadaha hubka casriga ah
Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku nuux nuuxsaday in Soomaaliya ay si mada...
Warkii oo dhan »Guddoomiye Shuute oo digniin adag u diray dadka ka ganacsada hubka iyo kuwa guryaha ku haysta
Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa digniin adag k...
Warkii oo dhan »Masar oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay Somaliland uga baxaan si degdeg ah
Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Masar ayaa soo saartay wargalin degdeg ah oo ku aaddan dhammaan muwaadiniinta Masar ee ku sugan Somaliland i...
Warkii oo dhan »Khadiija Cumar oo noqotay gabadhii ugu horeysay oo xijaaban oo Soomaaliya uga qeyb galaysa tartanka Quruxda
Isniin, September, 23, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa sanadkan ka soo muuqan doonta tartanka quruxda Adduunka ee Miss Universe, iyadoo Khadiija Cu...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo Al Shabaab iyo kooxaha Xuutiyiinta
Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo kooxaha Al Shabaab iyo Xuutiyiinta dalka Yemen, kuwaasi oo...
Warkii oo dhan »La taliyihii hore ee amniga Abiy Axmed: Waa inaan Bad helnaa ujeedkeenana ma ahan Deked
Axad, September, 22, 2024 (HOL) - La taliyihii hore ee amniga raysal wasaaraha Itoobiya ahna agaasimihii Guud ee Sirdoonka iyo Nabadsugida Itoob...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare geystay oo maanta ka dhacay gobolka Galgaduud
Axad, September, 22, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay deegaanka L...
Warkii oo dhan »