Wararka Maanta

Madaxweyne Xasan Sheikh oo si adag uga digay hubka sharci darrada ah ee dalka lagu haysto

Madaxweyne Xasan Sheikh oo si adag uga digay hubka sharci darrada ah ee dalka lagu haysto

SEP 21, 2024

 Sabti, September, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa digniin adag ka soo saaray ka ganacsiga hubka sharci darra...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo si kulul uga hadashay hub sharci daro ah oo Itoobiya soo galisay gudaha Soomaaliya

Dowladda Fedaraalka oo si kulul uga hadashay hub sharci daro ah oo Itoobiya soo galisay gudaha Soomaaliya

SEP 20, 2024

  Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soom...

Warkii oo dhan »
Khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Fedaraalka iyo Koonfur Galbeed oo isfaham hordhac ah laga gaaray

Khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Fedaraalka iyo Koonfur Galbeed oo isfaham hordhac ah laga gaaray

SEP 20, 2024

 Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in isfaham hordhac ah laga gaaray khilaaf adag oo maalmahii lasoo dh...

Warkii oo dhan »
Howlgalo culus oo Maalintii labaad ka socda gobolka Jubbada Hoose

Howlgalo culus oo Maalintii labaad ka socda gobolka Jubbada Hoose

SEP 20, 2024

Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa maalintii labaad oo xiriir ah howlgalo culus oo...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay hub sharci daro ah iyo raggii ka ganacsanayay

Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay hub sharci daro ah iyo raggii ka ganacsanayay

SEP 20, 2024

 Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka wadeen maalmahii lasoo dhaafay degmooyinka magaalada Muqdi...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Mareykanka oo Warqadaha Aqoosniga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka oo Warqadaha Aqoosniga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya

SEP 20, 2024

Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka c...

Warkii oo dhan »
Maamulka gobolka Hiiraan oo digniin adag u diray dowladda Itoobiya

Maamulka gobolka Hiiraan oo digniin adag u diray dowladda Itoobiya

SEP 20, 2024

 Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka gobolka Hiiraan ayaa digniin adag loogu diray dowladda Itoobiya oo la shee...

Warkii oo dhan »
Diyaarad Helikabtar ah oo ku dhacday duuleedka magaalada Muqdisho

Diyaarad Helikabtar ah oo ku dhacday duuleedka magaalada Muqdisho

SEP 20, 2024

 Jimco, September, 20, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo bacaya diyaarad Helikabtar ah oo nooca qumaatiga u kacda oo ay saarnayeen ciidam...

Warkii oo dhan »
Turkiga oo doonaya inuu gaar gaar ah ula hadlo Soomaaliya iyo Itoobiya kahor wadahadalada soo socda

Turkiga oo doonaya inuu gaar gaar ah ula hadlo Soomaaliya iyo Itoobiya kahor wadahadalada soo socda

SEP 19, 2024

 Khamiis, September, 19, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa sheegay in dalkiisu uu doonayo inuu si gaar ah ula ...

Warkii oo dhan »
Dagaal beeleed khasaare geystay oo dib uga qarxay xadka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe

Dagaal beeleed khasaare geystay oo dib uga qarxay xadka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe

SEP 19, 2024

 Khamiis, September, 19, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya xadka ay wadagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe, gaar ahaan dhanka degmada Jala...

Warkii oo dhan »