Wararka Maanta
Turkiga oo Soomaaliya geyn doona Markab dagaal oo ilaalinaya goobaha uu ka sahminayo shidaalka
Arbaco, September, 18, 2024 (HOL) - Turkiga ayaa qorsheynaya inuu maraakiib dagaal u daabulo biyaha Soomaaliya si ay u ilaaliyaan markab cilmi b...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaan muhiim ah
Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo maanta ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka...
Warkii oo dhan »Hay'adda Duulista Soomaaliya oo beenisay in xayiraad lagusoo rogay duulimaadyada Baydhabo
Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin wax isbeddel ah oo ku ...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed oo si adag uga hadashay hakad saacado ah oo ku yimid duulimaadyadii Baydhabo
Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Saacadihii hore ee saakay, duulimaadyadii ka imanayay Muqdisho kuna wajahnaa magaalada Baydhabo ayaa hakad ...
Warkii oo dhan »Bangiga Horumarinta Afrika oo ansixisay $6.6m deeq ah oo lagu taageerayo Soomaaliya
Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Bankiga Horumarinta Afrika (AfDB) ayaa ansixisay deeq lacageed oo dhan $6.6m si loogu taageero dowladda Fed...
Warkii oo dhan »Howlgal la isugu furaayo magaalooyinka Balacad iyo Jowhar oo bilaabanaya
Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soo...
Warkii oo dhan »Urur goboleedka IGAD oo war murtiyeed kasoo saaray booqashadii xoghayaha IGAD uu ku tagay Muqdisho
Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Xoghayaha urur goboleedka IGAD, Mudane Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Muqd...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Mustafe Cagjar " Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay, Ciddii tiraahda Itoobiya kama tirsanina way jaahwareersan tahay"
Talaado, September, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadla...
Warkii oo dhan »Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo maanta isku soo dhiibay ciidanka dowladda
Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee ku kala sugan magaalooyinka Ruunirgood iyo Xarardheere ee ...
Warkii oo dhan »Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo ku baaqay in Xildhibaan Maxamed Abiib uu cadaalad helo
Isniin, September, 16, 2024 (HOL) - Koomiishanka Xuquuqal Insaanka Somaliland oo booqasho ugu tagay Xildhibaan Maxamed Abiib, ayaa ku baaqay in ...
Warkii oo dhan »